Browsing: Qormooyinka
Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta…
Maalin Sabti ah 14 bishaan ayay ahayd markii weerar argagixiso oo taariikhda Soomaaliya aan horay usoo marin lagu qaaday Hoteelo,…
Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay…
Waxaa markaliya xilka ka wada tagay si lama filaan ah wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed iyo taliyihii ciidammadda xoogga…
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si taxadar leh loogaga hadlay shirkii…
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga wareegsato Qaladaadkii horey loo galay, lana…
Shirka Kismayo ee maamulka goboleedyada, ma sidaan mooday waxa ka soo bixi karay mise sida ay wax noqdeen uu shirku…
Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la baajiyey!…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa wasiiradii dowladii KMG ahayd, soona noqday musharax madaxweyne ayaa farriin culus u…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmaya shir Ajandihiisa lagu sheegay “Wadatashiga Maamul-gobolleedyada” gogoshaas oo uu dhigay Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Siyaasiyiinta, Aqoon-yahanka iyo Shacabka Somaliyeed weli aragti cad kama heystaan; Xilka, Waajibdka iyo Hawsha Aqalka sare, hadii la weydiiyo laba…
Xiisadda Siyaasadeed ee kasoo korortay Maamul goboleedka Galmudug bilihii lasoo dhaafay, waxay salka ku haysaa ismaan-dhaaf siyaasadeed iyo herdan ka…
Tallaabada dowladda Imaaraadka ee faragelnta arrimaha gudaha, Soomalaiya waxa looga arkaa Xushmo-darro ka dhan ah Qaranimada iyo madaxbannaanida hannaanka garsoorka,…
Waxaa dow ahaan noola soo gudboonaatay inaan Shacabka Soomaaliyeed warbixin tifaftiran ka siinno maqaalka uu ku soo qoray Guddoomiyaha Bankiga…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa ku biiray dagaalka ka socda baraha bulshada ee ku saabsan hadallo qalafsan oo Xildhibaan Axmed…
Sida aan xogta ku hayno dawladaha Sacudiga iyo imaaraadka waa xulufo hadana kala socday mudadii ugu dan beysay, waxayna isku…
Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra’isul…
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan karro madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Guddoomiyaha magacaaban ee Maxkamadda Sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa tegay Magaalada Caadaado iyadoo laga cabsi qabo inuu sii…
