Browsing: Qormooyinka
Wax ka baro qodobada ugu muhimsan Sharciga Isgaarsiinta ee uu Maanta saxiixay Madaxweyne Farmaajo, Maamulka , danaha isdiidan, Isticmaalka furaha…
Maqaalka Gaaban Waxaan Jeclaan lahaa in aan isku weydiino (muxuu yahay Qabku?”, sida lagu micneeyo Qabku waa heerka qofka nafsadiisa…
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano…
Murankii ka dhashay moowqifka dowladda federaalka ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka iyo kan ay ka qaateen dowlad goboleedyada Soomaaliya…
Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qeylo dhaan uu ka soo saaray xaaladda Galmudug ku taliyay in xaaladda wadaxaajood…
Muqdisho waxey u xiran tahay Hoggamiyeyaal xisaabsan, Hantilayaal lama taabtaan ah, Caddaan aan cidna u nixin, Carab kuleh cuntaan ku…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida xubnaha Baarlamaanka Federaalka ayaa farriin qiiro iyo naxdin isugu jirta u diray dadka…
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta fashiliyey qorshaha Guddoomiye kuxigeenka 1aad Aqalka Sare ee uu ku doonaayey in jahwareer ku…
Dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan Itoobiya ku wareejisay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa Hogaanka Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee…
Mid ka mida Gobollada Soomaalida waxaa joogi jiray Nin Tuug ah oo Hooyadiis ku Magacaawday Cali deeq hase yaashee Dadkii…
Heshiisyada ay Xukuumaddu sheegtay inay u cuskatay arrinta Qalbi Dhagax waxaa wax ka kala saxiixay madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariim…
Shalay waxaan dhageystay war kasoo baxay Odayaasha Jigjiga kuna saabsanaa arinka C/karin Qalbi-dhagax, laakin lagu daray aragtida Qadiyada Somali-weyn! Mana…
Mid ka mida safiirada Soomaalida u fadhiya dalalka dibadda ayaa afka furtay isagoo tiriyay maanso uu ku weeraryo go’aankii dowladda…
Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxa ay soo bandhigeen sababihii ku kalifay dhiibista Cabdikariim Qalbi Dhagax iyo heshiisyo la sheegay in…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Qaran dumay Qolfooftiis Intaan hoos qadoodnaa Kheyrkeen na dhaafee Qalad laguma saxo qalad,
Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu…
Si guud qof weliba wuu fahmikaraa in Madaxwaynuhu arrintan iyo heererkay maraysay wuxuun kala socday laakiin waxaan idin la wadaagi…
Bil gudaheed waxaa dhacay 4 dhacdo oo gilgishay dawlada fedaraalka una baahan in loo helo xal ka dabatag ah, hadii…
Cid kasta oo si dhab ah ugu kuur gasha Xaalada dhabta ah ee maanta ka jirta Soomaaliya kadib bur burkii…
