Browsing: Qormooyinka
Ka sokow iney tahay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, 1-da May waxay maanta kaddib ku summadeysnaan doontaa Maalinta Dibu Soo Nooleynta Dimoqraadiyadda…
Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey uu barlamaanka uga horjeediyey waxay u badnaayeen kuwo nuxurkoodu isku mid yahay.
Saaxiibow taariikhdu waa isa soo celcelisaa ee aan ku xusuusiyo dhacdo aan xusuusteyda ka go’in. Alle ha u naxariistee Ganacsade…
Iyada oo madashii wadaxajoodku Muqdisho taal, doodduna ay meel gabogabo ah marayso ayuu duqu isaga siibtay, mar qura ayaa la…
Qoowsaaradu yeeyna kuu qarin Middida laguugu qali doono
(Fallaar gilgilasho kaagama harto) Waa shaqada suxufiga inuu su’aal kasta oo dhageystayaashu doonayaan uu u helo jawaab. Waxaana fursadda ugu…
Shacabka Soomaaliyeed waxay muddo 4 sano ah ku hoos noolaayeen, una adkeysteen, xadgudubyada, takrifalka, tacadiyada, bahdilka ka baxsan sharciga iyo…
Aniga oo tix galinayo Danaha Shacabka, waxaan ka tanasulay wax badan oo aan Aaminsanaa, markii horena aan idiin Ballan qaaday,…
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aaden Fargeeti ayaa kla hadlay xariga Sheekh Mukhtaar Roobow, isagoo kashifay arrimo badan oo…
SAAKAY MAXAA DHACAY… MAXAASE NALA GUDBOON?
Farmaajo ciidankii 10-kii sano ee la soo dhaafay loo diyaarinayey in uu AMISOM masuuliyadda amniga dalka kala wareego, hubkii iyo…
Imisa LACAG ah ayaa lagu cunaa mashruuca aan dhamaadka lahayn ee Cabdirashiid JANAN?!
Wadanka waxaa hore uga jiri Jiray Heyad Caburineed oo la dhihi jiray NSS ( National Security Service). Waxa la asaasay…
Markii ay ummaddii Soomaaliyeed rajo xumo iyo niyadjab la soo gudboonaatay, Caalamkiina naga niyad jabay halisna ugu jirno in markale…
Wadadii Burburkaa Muuqta Dowladnimadda Soomalia ee dhibka badan laga soo maray waxaa muuqa in la fahmi waayay faa’iida ay ummadda…
Madixii hore ee Mac-hadka Heritage, kana mida aqoonyahannada Soomaalida ee arrimaha siyaasadda ka faallooda C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa shan farriimood…
Inkasta oo Maalmihii ka horeyay aan wada xiriirnay, hadana Usbuuci ugu dambeeyay Noloshiisa, ayuu Maalin i soo wacay isaga oo…
Indhahooda waxaa ka muuqda daal iyo dhafar farabadan waxaana muuqata intii ay kareen ka badan in ay sameynayaan waa hawlwadeennada…
Dhammaan dadka Soomaaliyeed, meel kastoo aad joogtiin waan idin salaamayaa, Salaan ka dib, dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaa…
Khudbadda Madaxweyne Deni waxay dibedda soo dhigtay xaqiiqooyin xanuun badan oo la xariira taliska muddo xileedkiisu dhacay ee ina Farmaajo.Waxaan…
