Browsing: Qormooyinka
Waxaa aad loo dhalliilay doorka RW Roble ka qaatay ilaalinta xuquuqda Xubnaha Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha u lahaayeen inay sameeyaan…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, haddana ah Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday (Maxamed C/llaahi Farmaajo)…
Farmaajo wuxuu xalay si sharci daro ah oo dhuumaalaysi ah u saxiixay Todoba (7) ka mid ah Sagaalka (9) xubnood…
Maalmihii la soo dhaafey, waxaan faraha isula tagney Caabuqa COVID19 oo la iga heley, Allihii iga fududeeyey khatartiisa ayaana mahad…
W/Q: Xildhibaan C/raxmaan Odowaa Shalay waxaan ku maqanaa meel aan anteeno fiican lahayn.Waxaan saakay dhagaysatay khudbada Madaxweynaha saacaduhu ka harsanyihiin…
Gabogabada wanaagsan ee Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo ka jeediyay Golaha Shacbiga ee BF, kaddib fashilka shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka…
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa ka hadlay xukunkii Madaxweynaha xilligiisa sii dhammaanayo ee Maxamed…
Jawaabta kooban waxay tahay in ururka IGAD garta siiyay Kenya, una diiday Soomaaliya. Sababtana waxay tahay in Dowladda Federaalka Soomaaliya…
W/Q: C/raxman C/shakur Warsame Soddon sano ka hor maanta oo kale ayey Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya duntay. Waxaan ahaa nin…
Waxaa qorey; Cabdi Yuusuf FaaraxWaa maalmihii ugu dambeeyey sanadkii 1990kii, goobtu waa xaruntii dugsigii sare ee beeraha Afgooye. Dugsigu wuxuu…
Dhaqanka Siyaasadeed iyo Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka simanyihiin: 1. Hal Xisbi ayay ka wada tirsanaayeen, Doorasho xor ah iyo…
Waxa Qoray: Proff. Yahye Sh. Amir Maanta Anniga oo xanuunsan ayaa Guriga ka baxay, waxaan mar kale la kulmay wadadii…
W/Q: Afyare Cabdi Cilmi Kulankii beesha caalamka iyo dowladda Soomaaliya ee ka dhacay Muqdisho maalintii Isniinta ee 07/12/2020 waxaa culeyska…
Waxaa caddaatay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo aqoonsaneyn dastuurka kmg, tusaale ahaan qodobbada 1, 3, 4, 10, 11, 12, 15,…
Talo ku socota tolkey Xawaadle Runtii maanan jecleyn inaan Facebook idinkala soo hadlo, balse sida keliya ee aan hadalkeyga idinku…
W/Q: Dr. Maxamud M Culusow Ugu horreyn, waxaan ka afeefanaya in aan qoraalkaan loo fasiran inaan taagerayo colaad Soomaaliyeed, waxaana…
Kursigaada Difaaco ama iiga-kac Kursiga: Jaalle Siyaad-eyn & Kacaan (Qormo kulul & Dr. Xasan Sheikh)
Waxaa taariikhda Soomaalida laga soo wariyay in aay jiri-jireen farsamooyin iyo xeelado farabadan oo bulshada lagu kala qeybiyo, si kala…
Bishii Maarso 1977, Itoobiya iyo Soomaaliya waxay qarka u fuuleen dagaal la xiriiray gobolka Ogaadeen, oo ay labada dowladoodba sheeganayeen.
Siyaasadda Soomaaliya kama madaxbannaana qabiilka xag daneysi iyo wax dhibaal. Muran ama shaki kuma jiro in dad badan oo u…
Habeen hore, gaari qaraxyo ka buuxaan ayaa ku baryay waaxda 5-aad ee degmada Kaxda, waxaa la ii sheegay iney la…
