Browsing: Qormooyinka
Waa sanadkii 1995kii, goobtu waa Xaruntii golihii dib u heshiinta ee Muqdisho. Amin casar liqii ayaan soogalney aniga iyo saaxiibkeey…
Maanta oo ah 12-ka Oktoober ayaa ku beegan sannad guuraddii 66aad ee helida Astaanta ama CALANKA Qaranka Soomaaliyeed. Maalintan ayeysan…
Cabdulqaaddir Maxamed Mursal, oo ku geeriyooday Mareykanku, wuxuu ahaa hal abuur, weriye, macallin iyo farshaxan. Allah ha u naxariistee aan…
Maanta oo ku beegan 28-ka Sebtembar waxaa dunida laga maamuusaa Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka Guud.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay su’aalo ay dadka caadiga ah weydiiyeen intii uu xilka…
Dhawaan magacaabistii Ra’iisul-wasaare Roobe kadib waxaa soo baxday su’aal ah cidda xilka ku wareejinaysa Ra’iisul-wasaaraha cusub, ma ra’iisul wasaarihii xukuumadii…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa farriin qoraal ah u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay Maxamed Xuseen Roobe, wuxuuna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe 17 September 2020 soo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib…
W/Q: Mohamed Isse Mohamud Isma aanan Laheyn !!! Mar Walbaa Geerida Waa xaq, waana qasab inaan ku qanacnaa qadarta Alle,…
Waxaa in mudo ah kolba madaxa derbi ku dhifanaayay Madaxweyne Farmajo, laakiin kama danbeystii tabartiisa siyaasadeed ayaa u run-sheegtay. Madaxweyne…
Heshiiska Doorashada 2020/2021 ee magaalada Dhuusamareeb ku saxiixeen Madaxweynaha Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, wuxuu meesha ka saaray…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa shaki ka muujiyey sida Madaxweyne Farmaajo u daahiyey magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub, kadib markii…
Ma aha wax qoraal kooban uu ku sifeyn karo qof goobjoog u ahaa dhacda xanuun iyo uurkutaalo badan oo ay.…
W/Q; Xildhibaan C/raxmeen Odowaa Qudbadda Madaxweynuhu maanta Baarlamaanka ka jeediyay, ee aan wada dhagaysanay, waxa ay tusaale cad u tahay…
W/Q: Abdulkadir Dulyar Si kastoo la isugu dayay in wax looga bedelo dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya soo ragaadiyay ee muddada dheer…
Khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyay wejigii labaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ahayd mid xambaarsan xog iyo macluumaad uu…
Sida aan ka dhaxalnay tan iyo burburkii Dowladii Soomaaliya ee 1991, waxaa dowlad kasta oo la sameeyaba hareerayn jiray khilaafaad…
Waxaynu shalay ilaa doraad ka arkaynay qoraalo ay soo dhigeen Jaraa’idka waaweyn ee Ingriiska iyo kuwo kale oo la soo…
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya wadahadallo heer sare ah oo dhex maraya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland, iyadoo…
Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka…
