Browsing: Qormooyinka
Xildhibaanow Xusuusnow Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta,…
Dowladdu waxay caayeysaa garaadka dadkeenna. 3 jeer ayaa dib loo dhigay dacwadda baddeenna ay Kenya nagu haysato.
1. Intii aan talada dalka haynay, qadiyadani waxay soo martay marxalado badan oo ku billowday in wadahadal lagu dayo, ayna…
Waa bartamihii bishii May 1990 iyo Kulliyaddii Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda, jawiga subaxaasi waa uu ka duwan yahay kii maalmihii…
Fadlan SooCeliMadaxweyne CBB kursiga kuguma hayn karaan.Waxaa maalmahaan soo caddaaneysa in lagaaga adkaanayo loollanka baraha bulshada, oo aad ku bixisay…
Hadii aynaan cadaalad jirin, nabad ma jiri kartaa? Seddex sano ka hor abaarihii 7da fiidnimo maanta oo kale, waxaa si…
Dadweyne careysan ayaa bannaabax ka dhigay magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tiran ciicamada Booliska uu laba qof oo shacab…
Al-Shabaab dhowr jeer ayay hoobiyaal ku weerareen garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaallada Muqdisho. Qaar ka mid ah hoobiyayaashaas ayaa…
Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog C/casiis Axmed Gurbiye ayaa ka hadlay qaabkii loo xiray iyo waxa uu ka aaminsan yahay xariga ay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, ahna saxafi ruugcaddaa ah ayaa ka hadlay xariga dowladda Soomaaliya ay u geystay tifaftirihii Warbaaahinta…
Annaga iyo Corona (Ra’yi)Sidii Corona u soo if baxay, waxaa na hareeyay isku dhax yaac sababay in aan wareerno, meel…
Qormadan waxaan ka soo gaabiyey laba cilmi-baaris oo aan ka sameeyey arrimaha doorashooyinka Soomaalida. Cilmi-baaristii koowaad waxaa soo bandhigay Mac-hadka…
Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee Ururka 60aad ayaa laga wareejiyay amniga Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo lagu badalay ciidamo laga keenay Gobolka…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, ahna weriye caan ah ayaa soo bandhigay baahida ay qabaan ciidamada dowladda…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)…
Hooyo lagu magacaabo Amran Maxamed Cusmaan ayaa 16-kii bishan Janaayo 2020 soo jeedisay cabasho ku saabsan gabadh ay dhashay oo…
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay…
Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale.
Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inay xaqiijiyeen in Koongares-ka Mareykanka uu Deyntii dalkaasi ku lahaa Soomaaliya ka fududeynayo.
Maalmahan waxay dooddiisu socotaa sharciga doorashooyinka ee uu soo turxaan bixiyey Guddigii uu Baarlamaanku u saaray dib u eegista sharciga…
