Browsing: Caalamka
Ilhan Omar oo Qoraal ku saabsan Somaliya u dirtay Madaxweynaha Mareykanka (5 Su’aal oo ay weydiisay)
Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa Qoraal u dirtay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, iyadoo kala hadleysa arrin…
Sida lagu sheegay War kasoo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka Ruushka ayaa la filayaa inuu duullaan buuxa ku qaado dalka…
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa maanta soo saartay xukun ay dowladda Uganada ku amartay inay siiso dalka Jamhuuriyadda…
Warbixin: Imaaraadka Carabta oo bilaabay inuu Gargaarkii ugu badnaa soo gaarsiiyo Somaliya (Sawirro)
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa bilowday inay gargaar degdega soo gaarsiiso Soomaaliya, si xaaladd abaaraha dalka wax looga qabto, kadib socdalakii…
Ciyaaryahan u dhashay dalka Marooko ayaa Hanti aan la fileynin ugu deeqay Qoyska uu ka geeriyooday wiilkii yaraa ee Rayaan…
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka 35-aad ee Midowga Afrika ka sheegay inay Soomaaliya horumar…
Dowladda Marocco ayaa shaacisay inuu geeriyooday wiilkii yaraa ee Rayan Awram oo ahaan shan sano jir ku dhacay Ceel u…
Abiy Ahmed; “Waxaan isticmaalnayn awood lama huraan ahayd si loo xaqiijiyo sharciga iyo kala dambeynta Itoobiya”
Rayan ayaa ku dhacay Ceel 32 Mitir ah, wuxuuna ku jiraa saddex maalmood, iyadoo malaayiin qof ay ugu duceynayaan in…
Aasaasaha iyo guddoomiyaha Shirkadda Facebook Mark Zuckerberg hal maalin gudaheed qasaaray lacag dhan $29 bilyan Khamiistii, markii uu hoos u…
Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurashi oo ahaa hoggaamiyihii labaad ee Khilaafada islaamiga Daacish ayaa maanta la xaqiijiyey in lagu dilay weerar…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isniintii u ballan-qaaday amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani inuu dhowaan dalka Qatar…
Dowladda Kenya ayaa UK u gacan gelisay muwaadiniin Somali-British ah oo loo haystay dacwad dil ah oo uu ka geystay…
