Browsing: Tooshka GJ
Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya waa xilligan 2021 waxaa ka mida laba musharax oo aan la kala saari karin,…
Waxaa maant ku eg mudaddii loo qabtay in lagu soo gudbiyo Liiska Xubnaha ka mida Guddiyada Doorashada ee laga saarayo…
Waxaa la shaaciyey War-murtiyeedka heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya oo maanta 27 may 2021 lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Waxaa Berri magaalada Muqdisho ka dhaceysa xaflad lagu saxiixayo fulinta heshiiska Doorashada Soomaaliya, iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha…
Waxaa la isla meel dhigay heshiis guud ahaan laga gaaray Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.
Shirka Qaran ee wadatashiga Doorashada ayaa galay maalintii labaad iyadoo dhinacyada ay ka doodayaan sida looga gudbayo caqabadaha hortaagan doorashada.
Shirka wadatashiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho markii uu dib u dhac laba maalmood ah ku…
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Sabti 22-ka bishan May 2021 shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka, kaasoo ka duwan shirarkii ka…
Waxaa shalay soo baxay qoraal ay Midowga Musharixiinta shaki uga muujiyeen dhexdhexaadnimada Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Xaalad halis ah ayaa ka dhalatay dilka Sheekh caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo oo 11-ka May 2021 meydkiisa laga helay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay diidmada ay dowladda Federaalka Soomaaliya kala hortimid Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa khashifay dhaqaale ay beesha caalamka ugu talogashay fatahaadda inay xayiree wasiiro ka…
Ra’iisal wasaaraha xuluumadda xilgaarsiinta ayaa ballanqaad u sameeyay ciidamada qabsaday qeybo ka mida magaalada Muqdisho ee ka hor yimid muddo…
Waxaa sii kordhaya dadaalka iyo galaangalka ay dowladda Qatar ugu jirto arrimaha Soomaaliya, kadib markii ay ergey gaara usoo dirtay…
Waanwaantii ugu horeysay ayaa u bilaabatay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta.
Wargeyska New York Times ayaa kashigay sababtii uu Maxamed C/llaahi Farmaajo isaga celiyey baasaboorka Mareykanka iyo inuu hore u qaatay…
Dowladda Qatar oo si gaara u taageeri jirtay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabeysa qorshe…
Qoraalladii daqiiqadaha u dhaxeeyay ee ay soo saareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug / Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta waxay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay go’aanadii kasoo baxay Golaha Amniga Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo ururrada kale ee caalamioga…