Browsing: Federaalka
Dowladda Somalia ayaa xabsigii Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), iyadoo loo wareejiyey…
Dad badan ayaa ku wareersan shaqsiyadda Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ah wadaad ganacsade weyn ka ah dalka Kenya, isla…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada KMG ah ee dalka ayaa dhaliilay xil ka qaadista taliyeyaasha ciidamada…
Waxaa dhowaan isbedel lagu sameeyay hoggaanka talisyada ciidamada dalka, iyadoo xilalkii laga qaaday dhammaan afarta taliye ee ciidamad Qalabka sida,…
Taliyihii ciidamada xoogga dalka ee xilka laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa dhaliilay xil ka qaadista joogtada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in madaxda iyo saraakiisha Ahlu suna ay isaga baxeen magaalada.…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada ay dowladda Somalia maanta geystay magaaladaasi ay la wareegeen xarumaha muhiimka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ay laba diyaaradood ka dejiyeen…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa diyaarisay qorshe lagu go’doominayo madaxweynaha dib loo doortay maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Dowladda Somalia ayaa ku gacan seyrtay martiqaad uga yimid Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo ku saabsanaa warbixin ay…
Waxaa si lama filaan ah madaxweynaha Soomaaliya sanad gudihiis ah xilal waaweyn ugu magacaabay Odowaa Yuusuf Raage oo ka tirsana…
Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay dooneyso inay uga hortagto Go’aan kasoo baxa Maxkamadda Cadaaladda Adduubka ee ICJ…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa qoraal uu kasoo saaray magaalada Dhuusamareeb wuxuu si cad uga hor yimid qorshaha ay dowladda Somalia…
Dowladda Kenya ayaa hambalyo iyo talo wada socda u dirtay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee shalay dib loogu…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad Itoobiyaan ah duleedka magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ku dileen…
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadatay Doorashooyinka maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam…
Siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, wasiiro hore iyo madaxweynayaal hore oo maamul Goboleed ayaa hambalyo u…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargarowgii ugu danbeeyay ee Doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbalanad oo laba goob ka dhaceysa, iyadoo la…
Xaaladda is-mari waaga ah ee ka taagan magaalada Kismaayo iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee Berri ka dhaceya halkaasi waa natiijadii…
Kenya ayaa loo magacaabay inay musharaxa u tartamaya Afrika kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay kadib codeyn ka dhacday xarunta Midowga…
