Browsing: Banaadir
Koox bistoolado ku hubeysan ayaa magaalada Muqdisho saaka ku dishay qof haweeney ah oo warar kala duwan kasoo baxayaan dilkeeda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga bixiyey shaqaaqo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo uu ku lug yeeshay Guddoomiye ku xigeenka…
Khilaafka Wasiirka Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray heerkii ugu sareeyay
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka C/llaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa baa’bi’iyay kharashaad ay Agaasinka Waxabarashada G/Banaadir uu dhowaan soo saaray, isla…
Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan magacaabidda Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, kadib markii la xaqiijiyey inuu…
Waxaa magaalada Muqdisho laga bilaaby waanwaan laga dhex wado Saraakiil ka tirsan ciidamad Milateriga, Qeybta 27-aad oo dhowaan ciidamo kala…
Muuqaalka CCTV ayaa suurageliyay in la aqoonsado labadan Nin ee Burcadka ahaa, waxayna ka kala tirsanaayeen Ciidamada Booliska iyo Asluubta.
