Browsing: Galmudug
Siyaasiyiinta iyo xildhibaano ay isu dhow yihiin Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa fariimo culus sooo saaray,…
Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Galmudug ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib markii…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay qoraal ay faafisay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku saabsan war-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyey, soona dhoweeyay tallaabada uu qaaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq.
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo dagaal culus kadib la wareegay degaanada koonfurta ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u eedeeyay Garsoorka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kuna tilmaamay inuu…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Galmudug ay degaanno iyo maamullo kale ka hortaagan yihiin Alshabaab.
Ciidamada Dowladda qeybtooda 21-aad iyo Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Sinadhaqo ee koonfurta ka xiga magaalada Dhuusamareeb.
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xil gaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Kulan casho sharaf ahaa oo qaatay saacado badan ayaa xalay dhex maray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo uu…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa casuumaad gaara u fidiyey xubno ka mida Midowga Musharixiinta.
Wakiilka Q/Midoobay oo kulan gaara la yeeshay Qoorqoor daqiiqado kadib markii uu ku laabtay Muqdisho
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa saaka dib ugu so laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo uu ku sugnaa dalka Turkiga.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaanka Jiicdheere oo u…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa difaacay Bannaabaxa ay ku dhawaaqeen Mushariixinta Madaxweynaha ee Mucaaradka inay ku qabanayaan magaalada…
Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xoog leh oo lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen ciidamada Nabadsugidda maamulka Galmudug.
Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degaanka Ceel dheere ee duleedka magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadii hore uga tirsanaa Ahlu suna ee ku biiray xoogga dalka ay…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamada milateriga ee Gorgor ay dowladda ay gacanta u…
