Browsing: Somali
Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa ku dhawaqay in uu yahay Musharax u taagan kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay qabashada Shirweyne Wadatashi ah oo ay isugu yimaadaan waxgaradka Soomaaliyeed,.
Wuxuu u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerar ay koox abaabulan ku qaadeen, magaalada Istanbul
Ciidamada Danab ee xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka shabeellaha hoose, halkaasi oo la sheegay…
Digniin culus oo hor leh ayaa laga soo saaray qaabka Guddiya xalinta khilaafaadka u wado dacwadda ka taalla Kursiga HOP067…
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ee Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaalka ku baxaya luuqada Sawaaxiliga oo laga duubay dagaalyahan Kenyaati oo dhintay.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Xilgaarsiinta Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada Amniga dowlada ee ku sugan koontaroolada…
Odayaasha leh saxiixda afar kursi ayaa markii ugu horeysay liiska ergada kuraastaasi ku wareejiyey Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay qarax lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad…
Waxaa maalmahan si weyn baraha bulshada loogu hadal hayaa in dowladda Turkigu ay siisay Soomaaliya diyaaradaha Drone-ka ee aan duuliyaha…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay jiritaanka…
Bankiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib loogu soo noolaynayo adeegga korontada ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil naxdin leh oo ka dhacay xaafadda Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida Culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa ka hadlay muran ka dhashay dooda ku saabsan…
Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed cusub kasoo saaray Arrimaha Doorashada iyo xaaladda dalka, iyagoo dalbaday in la joojiyo Doorashada inta…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo amar culus kusoo rogtay madaxda Hay’adda PSF ee xilka laga qaadya iyo kuwa…
