Browsing: Somali
Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad ka qaatay…
Wasiirka caafimadka dalka Jordan Nadiir Cubeydaat ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd, kadib markii Bukaano qaba cudurka Covid-19 ay u dhinteen…
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay kaalin ku yeelaneysa sidii xal loogu heli lahaa is mari waaga ka taagan Doorashada.
Safiiradda cusub ee UK usoo magacawday Soomaaliya Kate Foster ayaa Midowga Musharixiinta Mucaaradka ka qancisay sababtii keentay inay waraaqaheeda aqoonsiga…
Golaha Ammaaka Qaramada Midoobay oo xalay sanad dheeraad ah xilka u cusbooneysiiyay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa madaxda dowaldda…
Golaha Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa magdhow gaaraya 27 Million oo doolar siiyay qoyska ninkii madoobaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen inta badan wadooyinka caasimadda, iyadoo gaadiidka dagaalka iyo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay qoyska iyo qaraabada Madaxweynihii Hore ee Dalka…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga eryay wasiirkii Xajka iyo Cumrada dalkaasi Mohamed Bintin.
Madixii hore ee Mac-hadka Heritage, kana mida aqoonyahannada Soomaalida ee arrimaha siyaasadda ka faallooda C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa shan farriimood…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho saaka ka dhacay maamuus qaran oo loo sameeyay Janasada madaxweynihii hore ee…
Ciidamada AMISOM ayaa dhexda u galay xaalad halis ah oo lagu sigtay inuu dagaal ka dhaco Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wareegto uu soo saaray caawa ku kala diray Golihii Degaanka Degmada Boosaaso.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho sugan labadii maalmood ee ugu danbeysay ayaa sii wada kulamo xiriir ah oo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday tacsida iyo baroordiiqda loo sameynayo madaxweynihii hore Marxuum Cali Mahdi Maxamed, iyadoo lagu dhawaaqay xilliga…
Soomaaliya ayaa ka mida dalalka loogu deeqay tallaalka Cudurka Covid-19 ee ka mida mshruuca COVAX oo ah mashruuc ay samaysay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa soo saaray baaq degdeg oo ku…
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis deyn cafin ah oo Soomaaliya looga cafinayo qeybtii Talyaaniga ku lahaa, isgoo…
Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaya Jubbaland Axmed Maxmed Islaam (Madoobe) oo degan gudaha Xalane.
