Browsing: Somali
Alshabaab ayaa degmada Jilib ku caleemo saartay Suldaan C/fataax Xasan Maxamed oo l sheegay inuu yahay Suldaanka beesha Mudulood ee…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuusan bixin wax canshuur ah 10 sano oo ka mida 15 sano oo…
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey heshiis is-afgrad ah oo ay gaareen Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay qaabka uu xilka kula wareegay Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed…
Mareykanka oo Deyn dhan Hal Bilyan oo Doolar ka cafiyey Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaaraha cusub oo..
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka cafineyso lacagtii deynta ahayd ee ay ku lahayd oo gaareysa Hal Bilyan oo…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska iyo Kumaandooska Danab ee dabley ka tirsan Alshabaab ku dileen magaalada…
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay Ra’iisal wasaare ku xigeenkii uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay su’aalo ay dadka caadiga ah weydiiyeen intii uu xilka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad hor leh oo shacab ah ay ciidamada ka afduubteen halkaasi, ayna…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadii dhacday Mahdi Maxamed Guuleed oo madaxweyne Farmaajo sii-haye Ra’iisal wasaare u magacaabay ayaa maanta xilka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya uu xilka la wareegi doono maalinta Berri ee…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah oo halis gelineysa Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa afar Qodob ku darsaday Heshiiskii Doorashada ee ay 17-kii Septembar gaareen Madaxweynaha…
Maamulka Jubbaland ayaa magacaaba Guddi xal ka gaara dhacdadii degaanka Yado ee Ceelwaaq oo ciidamada Kenya ku dileen qof shacab…
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen maanta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd cod loogu qaaday ‘Heshiiska…
Mooshin ay labada Aqal ee Baarlamaanka hor geeyeen 11 xildhibaan oo ku saabsan xaalada Gobolka Gedo iyo xasuuqa ay ka…
Wargeyska Global FirePower, ayaa dhawaan soo bandhigay liiska muujinaya awoodaha milatari ee waddamada caalamka. Warbixintan waxaan la isku barbar dhigayaa…
Waxaa maanta kulan gaara yeelanaya xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka, kaasoo la hor keenayo Heshiiska Doorashada 2020/2021 oo ay isla…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal saaka ku dhex maray Xuduudka laabda dal ee magaalooyinka Beled-xaawo iyo…
Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa sharci darro ku tilmaamay kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka maanta yeelaayan oo la shaaciyey…
