Browsing: Somali
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sanadka soo socda ee 2020-ka ku soo rogeysa Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadaha iyo Dugsiyada…
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta lasoo taagay guddoomiyihii hore ee degmada Maxaas, Gobolka Hiiraan iyo nin kale, kuwaasoo ku…
Shirar ay si hoose u soo qabanqaabisay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga horjeedo Madaxweynaha dib lo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Maleeshiyada Alshabaab gubeen qaar ka mida gaadiidka dadweynaha ee BL-ka oo isaga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa saddex qof oo xalay toogasho lagu dilay degmada Waaberi eemagaalada Muqdisho, mar ay dabley…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba albaabada u laabay xarumahaa shirkadda CAMEL FOREX oo ah xaruumo ganacsi oo qaab…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Senator C/raxmaan Faroola ayaa ku haray mgaalada Kismaayo, waxayna kulamo ka…
Taliska ciidamada Turkiga ayaa maanta Dareys ciidan far badan iyo qalab la xiriira ugu deeqay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhowaan soo bandhigay ogeysiis ku saabsan in ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee dalka…
Dalalka Sweden iyo Talyaaniga ayaa safiiro cusub u soo magacaabay Somaaliya, waxaana maanta waraaqaoodii danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa mahad celin diray dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kuwaasoo ku…
Madaxdii iyo siyaasiyiitii ka qeyb gashay xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ee magaalada Kismaayo ayaa saaka bilaabay…
Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta dowladda Jabuuti Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaaladaasi, iyadoo uu ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray taliyaha…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen, Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida taliyeyaasha iyo Saraakiisha sare…
Waxaan la wada moogeyn khilaafka weyn ee dhex-yaalla madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubbaland. Waxaa kale oo la…
Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga Yurub
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka…
Dood weyn oo ka dhalatay laba gaari oo lagu xardhay sawirrada Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, laguna soo bandhigay xuskii xasuuqii…
