Browsing: Somali
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa dalbaday in dib loo dhigo xafladii…
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alle ayaa intii uu xilka hayey ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad xil wareejin ah oo uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga…
Kooxda Ahlu-Sunna ee uu hoggaamiyo Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa War- Cad kasoo saartay xaalada magaalada magaalada Dhuusamareeb iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan hoggaamiyaha Ahlu suna ay hor istaageen ciidamo ka socda AMISOM…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka dowladda Somalia ay magaaladaasi u dirtay diyaarado sida ciidamo, hub iyo…
Shirkii 4-aad ee Guddiyada Dastuurka Fedwraalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.
Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; “KenyaAggression”…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in la xiray mid ka mida Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya oo dhowaan…
Xarakada Alshabaab ayaa War kasoo saartay Doorashadii maamulka Jubbaland ee dhowaan ka dhacay magaalada Kismaayo oo dib loogu doortay Axmed…
Dowladda Somalia ayaa xabsigii Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), iyadoo loo wareejiyey…
Dad badan ayaa ku wareersan shaqsiyadda Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ah wadaad ganacsade weyn ka ah dalka Kenya, isla…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada KMG ah ee dalka ayaa dhaliilay xil ka qaadista taliyeyaasha ciidamada…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti…
Waxaa dhowaan isbedel lagu sameeyay hoggaanka talisyada ciidamada dalka, iyadoo xilalkii laga qaaday dhammaan afarta taliye ee ciidamad Qalabka sida,…
