Browsing: BBC
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed…
Weriyaha caanka ah ee C/nuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa xil sare looga magacaabay Maamulka Puntland, kadib markii uu dhowaan isaga…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
Waxaa maanta Soomaaliya looga dabaaldegayaa maalinta xorriyadda oo ku began 1-da bisha Luulyo oo Soomaaliya ay xornimo ka qaadatay gumestihii…
Weriyihii labaad oo ruugcaddaa ah ayaa ka tegaya idaacadda BBC-da Laanteeda Af-Soomaaliga oo shaqadeeda oo dhan loo soo wareejinayo xarunteeda…
Mid ka mid weryiyeyaashii ugu caansanaa Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ayaa la shaaciyey inuu ka tegayo idaacadaasi, isagoo gelaya howlgab.
Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da oo dhowaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejiyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa qaadatay…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xubin ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay toddobaadkii hore magaalada Muqdisho.
Weriyaha Laanta af Soomaaliga ee BBC ee fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ruqsad muddo sannad ah qaatay…
Baraha bulshada waxaa qabsaday saacadihii ug danbeeyay dood ku saabsan wareysi toos ah oo Telefishanka BBC-da la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Shukri Jaamac Ibraahim ayaa ku guulaysatay abaalmarinta gabdhaha da’da yar ee hal abuurka leh oo ay soo qabanqaabisay laanta Af…
Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa jawaab ka bixisay Warbixin ku saabsan sheekada nin Soomaali ah oo sheegay inuu Afrika…
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar ee u ciyaara kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaalarinta sanadlaha…
Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo ah idaacadii ugi fac weyn ee Afsoomaaliga ku baxa ayaa loo magacaabay tifaftire cusub.
Saxafi kale oo caan ah ayaa ka mid noqdau weriyeyaasha Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da, xarunta dhexe ee magaalada London.
Laba laacib oo qura ayaa isugu haray abaalmarin BBC-da ee Laacibiinta Afrika kadib markii ay ka hareen wareegii ugu danbeeyay…
Weriye Mowliid Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa saxaafiyiinta Soomaalida ee muddooyinkii dambe ku noolaa dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah…
Weriyaha caanka ah ee Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto) ayaa xaflad sagootin ah loogu sameeyay xarunta dhexe ee idaacadda BBC-da laanteeda…