DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Ra’iisul Wasaare Rooble ee dareenka aan ka muujiyay. Sadex qodob ayaanan ku soo koobayaa.
Browsing: Doorashada
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso tallaabadii ay shalay qaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golaha Shacabka ee Baarlamanka…
Maamulka Jubbaland ayaa dalbatay in Maxamed C/llaahi Farmaajo ay tahay inuu dhammaan wareejiyo awoodda iyo taliska ciidamada, kadib markii uu…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku ansixiyee…
Ergeyga gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argagaxisada iyo dhex dhexaadinta oo dowladda dalkiisa usoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ayaa khudbad uu jeediyey, kadib markii lagu wareejiyey howlaha Doorashada iyo Amnigooda ku shaaciyey dhowr tallaabo…
Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano…
Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa qoraallo kala gaara kasoo saaray ka noqoshadii Muddo kororsiga Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad ayaa kulan ka yeeshay codsiga dib ugu noqoshada Heshiiskii Doorashada 17-ka September…
Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey uu barlamaanka uga horjeediyey waxay u badnaayeen kuwo nuxurkoodu isku mid yahay.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaaday tallaabooyin uu ku doonayo inuu cadaadis ku saaro madaxweynaha xilligiisu dhammaaday…
Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war uu caawa soo saaray wuxuu uga digay Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday inay…
Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriimo ku saabsan kulanka Berri ee Golaha shacabka yeelanayo u dirtay xildhibaannada oo loo sheegay waqtiga iyo…
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay xaaladda dalku marayo iyo khilaafka Doorashada ayaa sheegay in Ra’iisal…
Dowladda Ingiriiska ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in degdeg loo qabto Doorashadii, lagu laabto wadahadal…
Urur Goboleedka IGAD waxay soo dhaweyneysaa hogaamiyaasha Soomaalida ee isku raacay in la diido waqtiga kororsiga Golaha fulinta iyo baarlamaanka.
Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay inay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya inay…
Waxaa caawa kulan saacado qaatay magaalada Muqdisho ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Hay’adaha Amniga dowladda.
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay goor dhoweyd uga digay Baarlamaanka inuu kusii socdo muddo…
