Musharaxa xilka Madaxweynaha C/qaadir Cosoble Cali oo ka mida midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa qoraal ku saabsan ciidamada dowladda u dirtay…
Browsing: Farmaajo
Ciidamada dowladda Soomaaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea waxay arrintooda soo bilaabatay sanadkii 2018, waxayna ahayd mid qarsoodi ah oo…
C/kariin Xuseen Guuleed oo ka mida mushariixinta xilka Madaxweynaha Doorashada 202 ayaa khiyaano Qaran ku tilmaamay dhaliyarrada Soomaaliyeed ee laga…
Iyadoo uu waqtigu kasii dhammaanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la isku mari la’…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu saddex qodob oo ku saabsan Doorashada 2021 hordhigay madaxda saddex maamul Goboleed…
Qoraalka Beesha Caalamka kasoo saartay is-mari waagga ka taagan Doorashada dalka ee 2021 ayaa inkastoo uu walaac ka muujiyey fulin…
Iyadoo is mari waagga Doorashada 2021 uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa sii kordhay loolanka u dhaxeeya labada dhinac ee dowladda…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay go’aankii dowlada Federaalka ku gaartay in Doorasho lagu socdo oo aan…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Dowldda Federaalka maanta ku shaaciyeen in Doorasho la…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin ku saabsan Gobolka Gedo u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya galabta kulan ku dhex maray Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda saddexda maamul Goboleed…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa cabsi iyo hoggaan xumo ku eedeeyay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi…
Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan gaara ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal wasaaraha, Agaasimaha Hay’adda NISA, Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed,…
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed iyo xubno ka mida Guddiga Doorashada heer Federaalka ee lagu muransan yahay ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, isagoo magacaabay guddoomiye cusub.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa raali gelin ka bixiyey hadal hore uga soo yeeray oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo mudaddii xilkiisa ay sii dhammaaneyso ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag markii uu…
Waxaa soo baxday dood sharciyeed oo ku saabsan tallaabadii uu qaaday madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iskiis u soo saaray…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa shir jaraa’id oo degdeg ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sharci darro iyo keli-tasnimo hor loogu socday ku tilmaamay wareegto uu maanta…
