Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsuggida Iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka…
Browsing: NISA
The Somali government has appointed new security chiefs, nearly four months after firing the previous commanders after a series of…
Waxaa maanta xilka agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka ee NISA loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen oo ka tirsanaa xukuuumadda Soomaaliya…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay…
Ku-simihii agaasimaha hay’adda NISA ayaa xabsi guri ku jira, iyadoo hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka laga xayiray dhaqaalihii ay ka heli…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shir uga bilowday magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la kulan gaara ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lagu magacaabi doono taliyeyaasha…
Iyadoo xilka Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya uu bannaan yahay muddo ka badan 3 bilood ayaa waxaa soo baxaya…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag…
Waxa dhacay 33 werar drone duqeyn cirka oo inta badan lagu laayey shacab Somaliyed inkasta oo aan qiyaaseyno in hadafku…
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe,…
Magacaabista taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabaddugidda ayaa dib u dhacday, iyadoo la filayay in maanta la ay ansixiyaan Golaha Wasiirada…
Wararka laga helayo xafiiska a’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inay gabagabo tahay magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo muddo saddex…
Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod ee Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku dalbadeen…
Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe waxa uu ahaa shaqsiyaadka ugu awoodda badan ee kasoo dhex muuqday dowladda federaalka kadib doorashadii madaxweyne Maxamed…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in xarigii looo geystay laba ka mida mas’uuliyiinta xisbigiisa oo uu afduub ku tilmaamay…
Xisbiga Wadajir ayaa war uu ka soo saaray xariga Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi ku sheegay inuu ahaa sharci…
Saddex bilood ayaa laga joogaa inta ay maran tahay jagada muhiimka ah ee Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane uu dib u helay xoriyadiisa,…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa habeenkii 8-da Janaayo 2018 u dabaadegtay sanadguuradii 48-aad ee aasaaskeeda.
