Browsing: Somaliland
Waxaa goor dhoweyd la shaaaciyey in Weriye Nuuradiin C/llaahi Coljoog uu kusoo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka ayaa qariyey qasaaraha ka dhashay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay doorashada qaaar ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda doorasho kuraas ka mida Baarlamaanka Federaalka ee xildhibaanno kasoo jeeda Gobollada Waqooyi.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta mar kale ka dhacay doorashadii xildhibannada Golaha shacabka Baarlamaanka Federalka oo lagu soo saaray 3 xildhibaan…
Guddiga Doorashada Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa qabtay doorashadii ugu degdegga badneyd oo ay kusoo baxeen saddex kursi oo ka…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn kasoo yeertay Boqor Cusmaan Buurmadow, Cabdi…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maray in la joojiyo qabashada Doorashada Kuraasta uu shaaciyey Guddiga…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay qoraal uu wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ku weeraray…
Xildhibaanka u dhashay dalka Ingiriiska ee Gavin Williamson ayaa muran badan ka dhaliyey Baraha bulshada, kadib markii uu mooshin geeyay…
