Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) ayaa gaaray dalka Turkiga, kadib markii uu maalmo ku sugnaa dalka…
Browsing: Turkey
Wasaaradda Dfiaaca Turkiga ayaa ku guuleysatay tijaabada Gantaal Maraakiibta laga gano oo burburiya Maraakiibta dagaalka.
Waxaa dalka Turkiga tababar ugu soo dhammaaday qeybtii 7-aad ee Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee Gorgor.
Dowladda Turkiga ayaa caddeysay inaysan mas’uul ka ahayn falalka lagu eedeeyay ciidamada ay u tababartay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, tasoo…
Dowladda Turkiga ayaa bogaadisay kaalintii ay dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, waxayna soo dhoweysay in…
Faruk Fatih Ozer oo 28 sano jir ah aya xaalad weyn ka abuuray dalka Turkiga, kadib markii uu la baxsaday…
Dowladda Turkiga ayaa codkeeda ku biirisay dalalka iyo uurrrada caalamiga ah ee sida weyn uga welwelsan xaaladda Soomaaliya iyo heshiis…
Booliska iyo Sirdoonka Turkiga ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabtay shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaabka…
Diblomaasi Turki ah oo Safiir uga noqday Soomaaliya sanadihii 2011 ilaa 2014 Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa beesha caalamka ugu…
Wasaaradda Arrimaha Dibada Turkiga ayaa walaac ka muujisay xaaladda ka taagan Soomaaliya ee ka dhalatay khilaafka Doorashada Soomaaliya.
Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay gaareen dalalka Sacuudiga iyo Qatar ee keenay inay ku dhawaaqaan inay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa isbitaalka Erdogan (Digfeer) ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada shaqaalaha iyo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa ka hadashay Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo muwaadiniin Turki ah kasoo gaaray qaraxii maanta…
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Magaalada Muqdisho Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa Madaxweynaha waqtiga xilkiisu sii dhammaanayo ee Maxamed…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya uga cosaday inuu dib u dhigo Hub dowlada…
Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogay Hay’adda Farsamada Difaaca Turkiga iyo mas’uuliyiinta Hay’adaasi, taasoo ay ugu wacan tahay Gantaalaha Difaaca Cirka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa canbaareysay weerarkii qaraxa is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen 8…
Turkiga ayaa ku guuleystay tijaabada Kaamerooyinka haga Gantaalaha diyaradaha Dronke-ka, kuwaasoo lagu sameeyay gudaha dalkaasi.
Waxaa maanta lagu dhawaaqay heshiis ay gaareen dalalka Armenia, Azerbaijan iyo Russia oo lagu dhammeynayo dagaalka lixda toddobaad ka dhex…
Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Berat Albayrak ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay.
