Taliyaha Ciidamada Uganda ee Qeybta koowaad ee AMISOM Gen. Paul Lokech ayaa ka digay qorshaha UN-ku dejiyay ee lagu dhimayo…
Browsing: Uganda
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda Gen. David Muhoozi ayaa sheegay in Ciidanka Uganda ee jooga Soomaaliya ay ku xayiran yihiin, wax…
Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Wasiirrada Difaaca ee ka socda waddamada ay ciidamadooda qaybta ka yihiin AMISOM ayaa ka digay in…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka…
Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa xilka taliyaha kala wareegay taliyihii hore ee Ciidanka AMISOM Jen.…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo…
Dowladda Uganda ayaa taliye cusub u soo magacawday Ciidanka Uganda ka jooga Soo maaliya.
1000 askari oo ka mida ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa bisha Decembar ka baxaya Soomaaliya, iyadoo qeybtii u horeysay ka…
The Ugandan military on Thursday said it is ready to deploy 5,000 troops in Somalia outside the African Union (AU)…
Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa sheegay in 5,000 oo askar dheeraad ah uu diyaar ula yahay inuu Soomaaliya usoo diro si…
Sideed ka mid ah xildhibaannada mucaaradka ah ee Uganda ayaa celiyay lacag dhan 8,000 oo dollar, taasoo kiiba loo siiyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Uganda…
Madaxweynah Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa duhurnimadii maanta ka dhoogfay garoonka diyaaradaha Muqdisho, sigoo ku sii jeeda magaalada Kampala ee…
Xildhibaannada Baarlamaanka Uganda ayaa gacanta isula tegay kadib markii ay isku maan dhaafeen da’da qofka madaxweynaha noqonaya iyo sida loo…
Askartii Uganda ee lagu dilay weerarkii Golweyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa laga dejiyay garoonka Entebbe ee duleedka magaalada Kampala.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani oo sii gaboobaya ayaa sheegey in waligiis uusan xanuunsanin intii uu madaxweynaha ahaa.
Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda ayaa war kasoo saartay qasaraha weerarkii ciidamada Uganda ee AMISOM lagu qaaday shalay Gobolka Shabeellaha hoose.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda oo booqasho uga bilaabatay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda dalka Uganda.
