Wiilka Soomaaliga ee dilka u geystay Xildhibaankii Ingiriiska ee David Amess ayaa la sheegay inuu xagjir ku noqday baraha bulshada.
Browsing: UK
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca ninkii Soomaaliga ahaa ee fuliyey falkii lagu dilay Xildhibaankii dalka Ingiriiska Sir David Amess.
Dowladda Ingiriiska ayaa raadineysa shaqaale ajaaniib ah oo buuxiya shaqooyin badan oo ka bannaan dhinacyada Wadista baabuurta iyo Kawaanleyaasha Hilibka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabka u dhoofay magaalada London ee dalka…
Dowladda Ingiiriska ayaa la sheegay inay ciidamo gaara u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la dagaalanka…
Dowladda Ingiriiska ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in degdeg loo qabto Doorashadii, lagu laabto wadahadal…
Qoraalladii daqiiqadaha u dhaxeeyay ee ay soo saareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug / Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta waxay…
Dowladda Ingiriiska ayaa si kulul uga hor timid muddo kororsigii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka u sameeyay Maxamed Farmaajo, waxayna sheegeen…
Madaxda caalamka ayaa farriimo tacsi ah usoo diraya Qoyska BoqortooyadaIngiriiska, kadib markii uu geeriyooday Prince Philip Ninkii qabay Boqorrada Ingiriiska,…
Dowladda Ingiriska ayaa madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone ugu yeertay inay la yimaadeen debecsanaan wax dhiseysa iyo xal…
Dowladda Ingiriiska ayaa si weyn uga hor timid doorasho aan la isku raacsaneyn iyo muddo kordhin ay ku dhaqaaqaan Hay’adaha…
Madasha Badbaadada Qaran ee ay ku midoobeen Puntland, Jubbaland, Siyaasiyiinta Waqooyiga iyo Midowga Musharixiinta ayaa qoraalkeedii ugu horeeyay u diray…
Safiiradda cusub ee UK usoo magacawday Soomaaliya Kate Foster ayaa Midowga Musharixiinta Mucaaradka ka qancisay sababtii keentay inay waraaqaheeda aqoonsiga…
Safiirada cusub ee Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya Kate Foster ayaa maanta waraaqaheeda aqoonsiga u gudbisay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Safaaradda Ingiriiska Soomaaliya mowqif aan la fileyn ka qaatay bannaanbaxa ay ku dhawaaqeeen Musharixiinta mucaaradka, isagoo ayaa welwel ka muujisay…
Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa ku baaqay in Doorashada Soomaaliya la qabto xilliga ugu horeeya iyadoo saldhig…
