Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Ambassador Kyle McCarter ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mowqifka Mareykanka ee ku saabsan dacwadda…
Browsing: US
Dowladda Iiraan ayaa digniin culus u dirtay dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegtay inay kasoo kacday diyaaradii Mareykanka ee ay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixiyey weerar la sheegay inuu Mareykanku ku qaadi lahaa Iiraan oo…
Iyadoo xalay ay heerkii ugu danbeysay gaartay xiisadda ka dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan markii ay shalay ciidamada ilaalada Kacaanka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay diyaarad nooca Drone-ka ah oo Iiraan ay kasoo riday ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay…
Ciidamada Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay soo rideen diyaarad nooca Drone-ka ah ee Mareykanka leeyahay, taasoo kusoo xadgudubtay hawadeeda.
Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday ereyo kulul oo ku saabsan xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, kadib…
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mark Pompeo oo shir jaraa’id qabtay goor dhoweyd ayaa dalka Iiraan ku eedeeyay inay ka danbeysay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.
Sarkaalkii Booliska Mareykanka ee asalkiisu ahaa Soomaaliga ayaa maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ay ku xukuntay xabsi ka badan 10…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeesahy Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo…
Nin Soomaali ah oo deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad ka dacweeyay Taliye ka tirsanaa dowladii Siyaad Barre…
Taliska Millitariga Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa shaaciyay in duqeyn ka dhacday burleyda Bari ay ku dileen ilaa 13 ka…
Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay hakad galineyso fulinta heshiiskii Nuclear-keeda, kadib markii uu sii kordhay cadaadiska uga imaanaya dalka…
Dowladda Turkiga ayaa uga digay Mareykanka inuu liiska argagixisada ku daro ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ka jira dalal badan oo…
Askari Somali Mareykana ah oo ka tirsanaa Booliska magaalada Minneapolis ayaa lagu helay inuu geystay fal dil ah, kadib dacwad…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday tuulooyinka Timirshe iyo Cameyra ee degmada Isku-shuban…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari,…
Qoraal ku soo baxay mid ka mida wargeysyada ugu waaweyn ee dalka Kenya kasoo baxa ayaa dowladda Kenya looga digay…
Xildhibaan Cali Maxamad Cumar (Cali Balcad) oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isla amrkaan ahaa agaasimihii Madaxtooyda ee madaxweyne Xasan Sheekh…
