Browsing: Xog cusub
Ciidamo gaara oo ka tirsan kuwa Nabad sugidda ee Gobolka Banaadir ayaa saaka la wareegay ammaanka xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo…
Khilaafka dibadda u soo baxay ee ka dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaarihiisa C/weli Sheekh Maxamuud ayaa dad…
Xildhibnaanno kor u dhaafaya 100 ayaa la sheegay inay diyaarinayaan qorshe dib loogu soo celinayo mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha…
Saddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ay ku saxiixan yihiin kasoo saaray shirka maamul u sameynta…
Wararka ay heleyso Wadani.com ayaa sheegaya in qaar kamida xildhibaannadii saxiixay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ay…
Taageerayaasha Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inay wadaan dadaalkoodii ugu danbeeyay sidii ay uga hortegi lahaayen mooshinka laga keenay Ra’iisal…
Wararka laga helayo madaxtooyada Muqdisho ayaa sheegaya in Beesha caalamka ay fariin cad soo gaarsiisay saddexda mas’uul ee ugu sareeya dowladda…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga carooday tallaabada uu ku dhaqaaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Osmaan (Jawaari)…
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah xildhibaan ka mida baarlamaanka Soomaaliya muddo dheerna ku soo jiray siyaasadda KMG ah ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xaalad halis ah oo adag ka soo wajahday kadib markii…
Waxaan akhristayaasha sharafta leh halkan idinku soo gudbineynaa qodobadii ay qaar kamida xildhibaanada ku soo eedeeyeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaaliya…
Xildhibaanno tiradoodu ka badan tahay 100 oo taageersan ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo dhowaanahan shirar is daba…
Tan iyo markii uu soo if baxay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya waxaa markale si…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ku gacan seyray waanwaan ay usoo jeediyeen wakiilka IGAD u qaabisan Soomaaliya Maxamed Abdi Afey iyo…
Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdulle oo ka mida xildhibaannada Soomaaliyeed ayaa hadal la yaab ka jeedisay maanta kulankii Baarlamaanka oo ka socday…
Shirar kala gaara oo si is daba joog ah uga socday magaalada Muqdisho xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed…
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hareeyay warkii uu soo saaray wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u…
Wararka laga haleyo xafiiska Ra’iisal wasaaraha soona gaaray xarunta Wadani.com ayaa sheegaya in shirarkii joogtada ahaa ee ay yeelan jireen…
Khilaafka siyaasadeed ee dhex yaala madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay shirka maamul u sameynta Gobollada Koonfur…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo dagaal siyaasadeed uga furan yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu…
