Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG CULUS: Guddoonka Baarlamaanka oo go’aankoodii ugu adkaa u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

    XOG CULUS: Guddoonka Baarlamaanka oo go’aankoodii ugu adkaa u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

    January 4, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddexda nin ee Guddoonka u ah  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go’aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo mideysan, kana dalbaday inuu faraha kala baxo beelahooda iyo dadka u metelaya golayaasha dowladda.

    Arrintan ayaa soo baxay kadib markii xalay ay kulan wada yeesheen guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), iyo labadiisa ku xigeen Jeylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad oo dhinac ah iyo madaxweynaha, kulankaas oo looga hadlay is mari waaga ka taagan magacaabidda golaha wasiirada.

    Mahad Cabdalla Cawad oo ku hadlayay magaca guddoonka baarlamaanka ayaa madaxweynaha ka codsaday inuu faraha kala baxo beelahooda saddexda ah, una daayo inay iyagu soo xushaan dadka ay doonayaan inay uga mid noqdaan golayaasha dowladda, siiba golaha wasiirada. Waxay kaloo madaxweynaha u sheegeen in dhibaato badan ay ka dhacday baarlamaanka labadii jeer ee la riday xukuumadihii hore, iyaguna wixii hadda ka danbeeya ay ka digayaan inaysan xakameyn karin wixii ka yimaada haddii madaxweynuhu isku dayo inuu rabitaankiisa ku qasbo beelaha oo dhan.

    Saddexda nin waxay madaxweynaha u jeediyeen talo kale oo ah inuu Ra’iisal wasaaraha u daayo magacaabidda iyo kala doorashada Golaha wasiirada, taasoo ahayd codsi ka yimid Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu ogolaaday arrintaasi isagoo ka gows heysta.

    Xarumaha Guddoonka baarlamaanka ayaa laga dareemay inay saaka buux dhaafiyeen xubno kala duwan oo doonaya inay qabtaan xilalka Golaha Wasiirada, waxaanas socda dadaaladii ugu danbeeyay madaxdaasi ku soo xulayaan xubnaha Golaha wasiirada cusub.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB Guddoonka Baarlamaanka Madaxweyne Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShariif Xasan & Faarax Sh. C/qaadir oo degdeg Muqdisho u yimid kadib isbedel ku yimid magacaabidda Golaha wasiirada
    Next Article Degaanada Al-shabab ka taliso oo laga joojiyay shaqadii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo