Browsing: Xulashada
Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; “KenyaAggression”…
Waxaa dhowaan isbedel lagu sameeyay hoggaanka talisyada ciidamada dalka, iyadoo xilalkii laga qaaday dhammaan afarta taliye ee ciidamad Qalabka sida,…
Waxaa si lama filaan ah madaxweynaha Soomaaliya sanad gudihiis ah xilal waaweyn ugu magacaabay Odowaa Yuusuf Raage oo ka tirsana…
Xaflad aroos oo ka socotay magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa isu bedeshay tacsi, kadib markii Qarax lala beegsaday, halkaasina…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa oo dood weyn ka dhaliyey baraha Bulshada Sawirro ay xajka wadajir ugu galeen madaxweynaha…
Hay’ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa bedeshay Daaha ku wareegsan Kacbada oo sanad kasta marka la gaaro…
Garoonka Banaadir ee K/Cagta oo loo yiqiin Konis Stadiun, ahna kan ugu weyn ee hadda shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta…
Maxamed C/raxmaan Cumar Cusmaan waa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir, wuxuuna taageero aad u weyn ka helay kumanaan…
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii…
Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da’ weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka…
Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii…
Kulan lagu raageeray dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo dadaalka uu wado Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka…
Xukuumadda Somalia ayaa shaacisay Abaalmarin loo sameeyay in sanad kasta lagu maamuuso saxafiyadii Hodon Naaleeye ee dhowaan lagu dilay weerarkii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Axmed Siciid (Hodon Naaleeye) oo iyada iyo saygeeda…
Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin oo u lebisan jiray sidda ragga,…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ciladii qabsatay la xaliyey gebi ahaan, kadib markii ay ku qaadatay muddo 11 saacadood ah…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
Dufcadii ugu horeysay oo ka kooban 131 arday ayaa ka qalin jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed kadib dib loo howl geliyay…
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa u mahadceliyey madaxdii kala qeyb gashay xuska dhalashada 93-aad ee Boqorrada Ingiriiska…
