Browsing: Xulashada
Warbaahinta caalamka ayaa toddobaadkan hadal heysay qiso naadir ah inay dhacdo oo laga soo weriyay Dalka Vietnam kadib markii laba…
Qisadan waxay ku saabsan tahay muwaadin Soomaali ah oo la shaqeyn jiray shirkadda Favori ee gacanta ku heysta Garoonka Aadan…
Agaasimaha Idaacadda ka faalloota Ciyaaraha ee magaalada Muqdisho GOOL GM ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay, kana tegay shaqadii uu…
Dilaaga wariyayaasha ee dilka lagu xukukmay Xasan Xanafi Xaaji Ismaaciil ayaa hadallo yaab leh oo u muuqday hanjabaad kasoo yeereen…
Dilaagii kooxda Alshabaab u qaabilsanaa dilka weriyeyaasha Xasan Xanafi Xaaji C/slaan ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar-jecel) oo dhowaan ku biiray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankii shalay hadal uu ka jeediyay Baarlamaanka…
Haweeneyda weriyaha caanka ah ee Soomaaliyeed ee degan dalka UK Aamina Muuse Weheliya ayaa sheegatay inay iyadu lahayd fekerka iyo…
Aas Qaran ayaa maanta loo smeeyay afar askari oo ka tirsanaaa Ciidamada Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo xalay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa laga soo xigtay war ka yaabiyay dadka reer Kenya, kadib markii isagoo jooga dalka Israa’iil…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo la filayay in la baajiyo, laakiin…
Intii uu socday shirka Istanbuul ee arrimaha Soomaaliya waxaa tebintiisa qeyb weyn ka qaatay boqolaal qof oo isugu jiray kuwii…
Macalin reer Kenya ah, kana soo jeeda Gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida ayaa ku baxay liiska ugu danbeeya abaal marin…
Waa sawirro aan idinkaga soo xulnay shirka Istanbul ee arrimaha Soomaaliya oo madax badan iyo hogaamiyeyaal Soomaali ah ay ka…
Shirkadda Smart Group waxay si rasmi ah u shaacineysaa inay iibisay idaacaddii, talefishinkii iyo website-kii cayaaraha ee Gool FM oo…
Millkiilaha Idaacadda Goobjoog FM ee magaalada Muqdisho Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa iibsaday Idaacaddii caanka ahayd ee dhinaca Isboortiga ee Gool…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Magaalada Muqudisho ku soo kordhiyay arrin la yaab leh kadib…
Kadib dhacdadii lagu qarxiyay diyaaradii Daallo Airlines ee ka duushay Garoonka magaalada Muqdisho 2-dii Bishab Febraayo waxaa aad loo adkeeyay…
Duuliyihiii Diyaaradii Daallo Airlines ee magaalada Muqdisho ka duushay 2-dii bishan laguna qarxiyay hawada, balse dib ugu soo celiyay garoonka…
Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL BISHAARO: QIIME DHIMIS GUUD Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL waxay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool bartamaha iyo koonfurta soomaaliya…
Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo Wasiir Aadan Xaaji Ibraahim ayaa dalbaday gargaar caafimaad dibada ah, isagoo ku…
