Browsing: Qormooyinka
17-November 2014-kii, 396-(Saddex boqol, lixdan iyo sagaal)-Ergo ayaa codkooda dhiibtay si ay u doortaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh…
Madaxweyne C/weli Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay in uu Saddex Madaxweyne Gobal ku shiriyo Garoowe, markii uu 2…
Iyadoo weli ay jirto Hadalheyntii ku aadaneyd Gabood Falkii loo geystey Mawaadin Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax ( Axmed Dowlo) ka…
Warkii ugu danbeeyay ee na dhex mara 7 casho ka hor intaan lagu toogan gudaha fasalkay dhiganaysay Aamina waxaa ka…
Kaalinta Soomaaliya ee Bariga Afrika aya u muuqata mid xiiso leh. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu muujiyay ugu yaraan…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maqaal uu ku qoray Wargeyska Daily nation ee Kenya laga leyahay waxa uu…
Qareen u dhashay dalka Kenya, kana tirsan Maxkamadda Sare ee dalkaasi Karanja Kabage ayaa soo jeediyey in dalalka Soomaaliya iyo…
10-kii September, 2012 ayuu noqday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii codad gaaraya 190 cod uu helay Wareegii u…
Guri uu ka deganaa magaalada Addis Ababa meel u dhow Hotel Atlas ayay ciidamada federaalka ka kaxeeyeen Cabdi Maxamuud Cumar,…
Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo magacaabay Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumad Cumar, waxaa horyaalla caqabado waaweyn oo ka hor imaanaya…
Haweeneyda Weriyaha caanka ah ee Tifaftiraha BBC qeybta Afrika Mary Harper ayaa qormo baroordiiq ah ka qortay Allaha u naxariistee…
Abaanduule cusub ayaa loo magacaabay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib wareegtadii kasoo baxday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo isbedel…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta tegay Bandhigga 4-aad Carwada Buugaagta Muqdisho, waxaana dad fara badan oo goobtaasi ku sugnaa…
Majaladda caanka ah ee Mareykanka kasoo baxda Foreign Policy ayaa qortay warvixin naxdin leh oo ku sabasan ciidamada Soomaaiya, iyadoo…
Wasiirkii waxbarashada C/raxmaan Daahir Cismaan wuxuu u dambeeyey tiro wasiirro ah oo soo maray xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre,…
Todobaadkii labaad oo xiriir ah, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay laba weerar oo sida loo soo diyaariyey iyo sida loo…
Jabhada Xoreynta Gobalka Ogaden ee ONLF ayaa dadaal ugu jirta sidii ay kaalin hormuud uga qaadan lahayd isbedellada cusub ee…
Bilihii ugu dambeeyay waxaa warbaahinta uu wajigiisa caan ka noqday Cabdicasiis Xildhibaan oo ahaa afhayeenka wasaaradda amniga ee dowladda federaalka,…
Jen. Muungaab: Wasiirkii hore ee Amniga wuxuu u baahan yahay seminaar ku saabsan ( التربية الوطنية)”
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa jawaab kulul u diray wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar…
Waa saraakiil ajnabi ah oo si weyn u qalabeysan, waxaa loogu yeeraa khabiiro qaraxyada ku takhasusay, mid waliba wuxuu ku…
