Browsing: Qormooyinka
Waxaa ila haboonaataya in dhinaca sharciga laga fiiriyo amarka bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu bixiyay. Si…
“Qabashadaydii iyo jariimadaydii Xamar oo ay ashkhaas yar gaysatay ka dib dadkii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay ee i garab istaagay…
(XAQU HADUU QARAAR YAHAY SOOW QOTAMI MAAHA) Waxaa Qoray: Cawil Dahir
Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre.
Dadka Turkiga ayaa u dareeri doono Goobaha Cod-bixinta Axada soo socoto oo ku beegan 24 bishan 2018, si aay u…
Dhanka Soomaaliya waxaa muddo dheer soo jirtay fikradda mideynta shanta Soomaaliyeed oo kala ah Koonfurta, Waqooyiga, Jabuuti, Ogaden, iyo NFD.
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay xayiraada la saaray shacabka Muqdisho iyo dilalka isi…
Waxaan marka hore u hambalyaynayaa madaxda fulinta; heer federal iyo dowladaha xubinta ka ah, sidoo kale maamulka gobolka Banaadir heshiiska ay…
MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?!
Ururka xasaradaha caalamiga ayaa ka digaya in khilaafka u dhexeeya dawladaha khaliijka Carabta uu khatar ku yahay oo uu wiiqayo…
Galmudug tan iyo heshiiskii lala galey Ahlusuna iyo qaabkii heshiiskaa loo dhameystirey waxaa ka yimid cabashooyin ay qabaan beello dega…
Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada oo maalinkii laga…
Itoobiya waa dal aanan bad lahayn, waxayna taas dhacday sanadkii 1993-dii markii ay madaxbanaani ku dhawaaqday Eritrea oo markii hore…
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dhaliilay siysaasadda dowladda federaalka ee ku aaddan khilaafka Khaliijka.
Waa markii ugu horraysay oo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax warkiisa si rasmi ah loo maqlo tan iyo markii tobon bilood ka…
Sida aan wada maqalney ama ka daalacaney baraha bulshada, maalintii Arbacada ee 02 May 2018, waxaa Madaxweyne Gaas xilkii ka…
Laga soo bilaabo dowladii Madaxweyne Cabdiqaasim ee la soo dhisay sadnkii 2000 waxaa mar walba jiray khilaaf u dhaxeeya Baarlamaanka,…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada Glolaha shacabka ayaa soo bandhigay qodob halis ah oo ku jiray dastuur…
Dawladda Kenya ayaa maanta joojisay inuu qabsoomo isu imaatin la filayey inuu ka dhaco magaalada Nairobi, kaasoo uu ka hadli…
1967-dii kadib, waxaa ay Dhuusamareeb maanta marti galin doontaa doorasho heer Qaran ah. Kursigii uu ka dhintay Xildhibaan Bootaan Ciise…
