Browsing: Caalamka
Shan Garsoore oo uu ku jiro Abdiqawi Yusuf oo Somali ah ayaa diiday in xariiqa xuduudka loo qaloociyo Somaliya, tasoo…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Axadil gaaray magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, isagoo maanta guddoomin doona shirka Golaha…
Waxaa dalka pakistan looga dhawaaqay inuu Geeriyooday Caalimkii weynaa ee dalkaasi iyo Khabiirkii sameeyay Bamka Niyuliyeerka dalkaasi, kaasoo Pakistan ka…
Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku noolaanshaha dalka Mareykanka.
Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay Golihiisa cusub ee Wasiirada oo ka kooban 22- wasiir, waxaana tirada ugu…
Shirkadda Facebook ayaa wajaheysa dhibaatadii ugu weyneyd ee uga timid mas’uul ka tirsanaa shaqaalaheeda oo shaciyey sir u qorsooneyd, taasoo…
Mareegaha Baraha bulshada ee waaweyn sida: Facebook, Instagram iyo WhatsApp ayaa hawada ka baxay oo shaqeyn waayey inta badan dunida,…
Farmaajo ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Afrika markay la shaqaynayaan dadkooda ay yihiin awood aan la joojin karin
Ninkii Sawir-Gacmeedyada ugu Gefay Nebi Muxamed NNKH oo si fool xun ugu bakhtiyey Shil Culus (Daawo)
Ninka Sawir gacmeedyada sameeya oo u dhashay dalka Sweden, kaasoo kartoons afgalaado ah ka sameeyay Nebi Muxamed SCW ayaa si…
