Browsing: Somali
Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooray Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar jecel) ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray u tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee HOP89.
Dagaal siyaasadeed, mid beeleed iyo Dacwad ayaa hareeyay kursiga HOP#064 oo ah kursi ku asteysnaa qoonde haween, waxayna xaaladiisu gaartay…
XOG: Natiijada 5 Xildhibaan oo lagu doortay Garowe (Sidee laba Musharax uga badbaadeen Siciid Deni?)
Waxa maanta magaalada Garowe ee xarunta Puntland lagu doortay xildhibaanadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay kuso…
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa heshiis ku sabasan isbedelka ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ku kala saxiixday magaalada…
Waxaa magaalada Garowe maanta ka bilaabaneysa Doorashada Xildhibananada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran uu hareeyay qaabka loo maray…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn kasoo yeertay Boqor Cusmaan Buurmadow, Cabdi…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maray in la joojiyo qabashada Doorashada Kuraasta uu shaaciyey Guddiga…
Warbixin cuusb oo uu qoray wargeyska “The Globe and Mail” ee kasoo baxa dalka Canada ayaa soo shac bixisay xasuuq…
Senatorka dooran ee Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa si weyn u dhaliilay sida uu Doorashada u wado Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka
