Browsing: Somali
Hogaamiye fallaagada Oromadda Jaal Marroo oo dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya ayaa shaaciyey in ciidamadiisa ay ku dhow yihiin caasimadda,…
Ururka Midowga Afrika, gaar ahaan Golaha Amniga iyo Nabadda AU ayaa wafdi culus usoo diray Soomaaliya, iyadoo ay hoggaaminayon wakiilka…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka C/llaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa baa’bi’iyay kharashaad ay Agaasinka Waxabarashada G/Banaadir uu dhowaan soo saaray, isla…
Madaxweynaha is-maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa si kulul uga hadlay dagaallada ka socda dalka Itoobiya, sida Tigray…
Ra’iisulwasaaraha Itoobya Abiy Ahmed ayaa maanta ah shaaciyey in dadka Itoobiyaanka ay sameynayaan “naf-huris” lagu badbaadinayo dalkaaasi.
Beesha caalamka ayaa qoraal ay caawa soo saareen ku sheegay inay aad uga walaacsan yihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada…
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aanka ay Dowladda Soomaaliya uga ceyrisay Dalka
Ku-xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Molungo oo dowlada Soomaaliya ay shalay u qabatay inuu dalka uga baxo muddo…
