Browsing: Somali
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa soo saray baaq dalab ah oo ku saabsan in maxkamad…
Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid markii saddexaad doorashada Aqalka Sare oo Guddiga Doorashada heer federaal uu shaaciyey…
lhaan Cumar oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), kana soo jeeda Soomaaliya ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal dhex maray saaka ciidamo ka wada tirsan askarta Dowladda Soomaaliya oo halkaasi ka…
Midowga Musharixiinta ayaa taageeray tallaabadii uu Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble xilka uga qaaday Saraakiil ka tirsan Hay’dda NISA oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii ka qaaday laba sarkaal oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ka qaaday tallaabo culus, isagoo xilkii ka qaaday Gacan-yarihii Maxamed Farmaajo…
Dugsiyada Sare iyo Ardayda Maamulka Galmudug ayaa heer wanaagsan ka galay imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Federaalka 2020/2021, kadib markii…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa shaaciyey in maanta laga celiyey garoonka diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
Kadib markii ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya shaacisay natiijooyinka imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare 2021 ayaa waxaa soo baxay in…
Taliska Booliska magaalada Muqdisho ayaa joojiyey dhisma ka socday goob Hotel ah oo la sheegay inay leedahay Wasaaradda Warfaafinta oo…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay natiijada guud ee imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka.
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Warqad laga saxiixayo Musharixiinta u taagan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa lacag gaareysa $100 milyan Dollar ugu deeqay dadka Yeman si…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shaaciyey inay soo dhammaatay arrintii khilaafka Gobolka Gedo ee Doorashada, ayna harsan tahay…
Kadib markii ay soo baxeen sawirro uu ka dhex muuqdo taliyihii booliska ee gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John)…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa qaatay mowqif culus oo uu ka qaatay xal laba-dal ah oo laga hirgeliyo jasiirada…
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo musharixiinta kuraaska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa War kasoo saaray duqeyntii horreysay muddo lix bilood ah oo ahayd weerar duqeyn lagu qaaday kooxda…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaarad rakaab siday ay shil ku gashay Garoonka degmada Ceelwaaq ee Gobolka…
