Browsing: Somali
Puntland ayaa ku eedeysay ururka Daacish, qeybta Soomaaliya inay ka danbeeyeen qarixii lala beegsaday kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin uu…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay Nin Soomaali ah oo xalay weerar Mindi loo adeegsaday ka fuliyey magaalada Wurzburg ee…
Qarax lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland iyo Mas’uliyiin kale (Faahfahin)
Qarax miinada dhulka la geliyo ah ayaa subaxnimadii hore ee maanta waxaa lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay la…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada shirka Madaxda Madasha Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka oo la filayo inuu caasimadda ka furmo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey munaasabada xuska 26-ka June ee xoriyadda Gobollada Waqooyi…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gef iyo meel ka dhac weyn ku tilmaamay in Magaalada Muqdisho laga xuso 26-ka…
Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xabsi ku xukuntay Askarigii Caddaanka ahaa ee sida arxan-darrada ah u dilay ninkii Madowga…
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa lagu dhaawacay weerar Mindi weyn loo adeegsaday oo ka dahcay…
Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka IGAD ayaa kulankooda 72-aad ee Caadiga ahaa Khadka Internetka ku yeeshay 24-kii June 2021, wxaana guddoomisay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Duhurnimadii Jimcaha maanta ka dhashay magaalada Muqdisho.
C/rashiid Janan oo lagu arkay Dalka Turkiga iyo Macalimuu oo Hay’adda NISA weli ugu xayiran Muqdisho
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) ayaa gaaray dalka Turkiga, kadib markii uu maalmo ku sugnaa dalka…
Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay ruqsaddii sharci ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ahaa qareenka…
Wararka laga helayo dadka degaannada dagaalladu ka socdeen ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inay ciidamadii Milareriga dowladda ay ka baxeen…
Ciidaaada dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hortegay oo joojiyey bannaanbax ay dhigayeen waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea.
Dowladda Itoobiya ayaa wafdi sare oo Soomaalida dalkaasi u badan u diray magaalada Berbera ee Somaliland oo maanta laga furayo…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in 17 askari ay geeriyoodeen markii diyaarad helicopter ah oo ay la socden…
Beesha uu kasoo jeedo Sheekh Cali Maxamed Faarax (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hor yimid natiijada baaristii dilka Sheekha oo…
Waxaa dagaal cusub dib uga qarxay Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kadib markii Jabhadda TPLF ay weerarro culus ku ekeysay…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa si adag uga hadlay Gudniinka Dumarka oo dood…
Waxaa degaanka Shaw ee gobolka Hiiraan shalay ka dhacay fulinta xukun Dil toogasho oo qisaas ahaa, kaasoo lagu fuliyay nin…
