Browsing: Somali
Waxaa Berri 3-da April 2021 shirkii ugu horeeyay ee fool ka fool ah la isugu keenayaa Madaxweynaha xilkiisu dhamamaday Maxamed…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo bilaabayo bixinta Baasaboorka oo hore hakad loo geliyay cudurka Covid-19…
Beesha Caalamka ayaa ku guuleystay inay shir isugu keento madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, kaasoo Sabtida 3-ta April ka…
Wararka lagala helayo degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa toogasho ku dileen nabadoon caan…
Ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada iyo afar…
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ugu baaqay hogaamiyayaasha Soomaalida in ay ku kulmaan fursadda ugu horreysa si looga…
Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa bil gudahood markii labaad xalay kulan gaara ka yeeshay xaaladda Doorashada Soomaaliya iyo is-mari waaga ka…
Waxaa gebi ahaan fashilmay dadaallladii lagu doonayey in lagu qanciyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle si ay kaalintooda…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa sarkaal lagu dilay magaalada Gaalkacyo, dhinaca Puntland ka taliso xalay iyo qof loo qabtay…
Dadaalladii loogu jiray inuu furmo shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa rajo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii…
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka digay xaalad mugsi oo dalku ku socdo iyo arrimaha hortagan qabsoomida shirka wada-tashiga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka xilligiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa dib uga noqonaya go’aankii uu 15 xildhibaan uga joojiyey fadhiyada…
Kulankii Golaha Shacabka ee ayaa qabsoomay maanta Duhurnimadii, kadib markii ciidamo badan la dhigay Wadooyinka ku xeeran madaxtooyada, lagana hor…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Gurigiisa hortiisa la dhigay ciidamada NISA oo ku hubeysan gaadiidka Dagaalka iyo…
Ciidamada Dowladda ee saaka la dhigay Isgoyska Dabka ayaa hor istaagay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa la filayaa inuu dhowaan furmo fadhiga Baarlamaanka Maanta oo muran badan hareeyay, kadib markii uu baaqday kulankii Sabtida oo…
Alshabaab ayaa bayaan kasoo saartay Tallaalka cudurka Covid-19 ee Soomaaliya la keenay, iyadoo adka uga digtay isticmaalka Tallaalkan oo Soomaaliya…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inaysan jirin wax dooasho ah oo lala geli karo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday…
Ciidamadii ugu badnaa ayaa la dhigay Wadooyinka Gala xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu jiro kulan shaki badan laga muujiyey oo…
Golaga Badbaado Qaran ee ay ku mideysan yihiin dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Midowga Musharixiinta iyo Golaya siyaasiyiinta Waqooyiga ayaa digniin…
