Labada dhinac aya ku heshiin waayey ajendaha shirka, taasoo keentay in lagu kala tago, waxaana jirta rajo kale.
Browsing: AMISOM
AMISOM ayaa warbixin ka qortay socdaalkii uu Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee Uganda (CLF), Sarreeye Guud, Muhoozi Kainerugaba, ku yimida Soomaaliya…
AMISOM ayaa WAR SAXAAFADEED cusub kasoo saartay xasuuqii Golweyn ee askarta Uganda geysteen, waxaana qoraalka lagu caddeeyay inuu socdo baaritaan…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa War kasoo saaray arrinta dilkii xasuuqa ahaa ee ciidamada AMISOM ku laayeen…
Bannaanbax looga soo horjeedo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ee ka howlgla Gobolka Sh/hoose ayaa ka…
Madaxweynaha dalka Uganda Yowweri Musaveni ayaa qirtay in ciidamadiisa Soomaaliya ee ka tirsan howlgalka AMISM ay dhowaan gobalka Shabeelada hoose…
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen xiriirkii iyo shirarkii ay la lahaayeen AMISOM ee ku saabsanaa xasuuqii…
Qabsashada degdegta ah ee Taalibaan ay ku qabsatay Afghanistan ayaa muujineysa walaac ah inay dhiirri-gelin karto kooxaha kale ee maleeshiyaadka…
Taliyaha ciidamada AMISOM ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyeyaasha Gobollada Banaadir iyo Sh/Hoose, iyagoo ka wadahadlay xaalada ka dhalatay xasuuqii ay…
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa dib uga laabtay War ay hore u soo saaren, waxayna qoraal cusub…
Eheladda dadkii ay ciidamada AMISOM ku laayeen shalay degaanka Golweyn e Gobolka SH/Hoose ayaa diiday in la aaso meydadka dadaasi…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay sababta uu Midowga Yurub kala bar uga jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid, kana carootay Warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Waxaa magaalada Addis ababa ka dhacay shir ay yeesheen Guddi ay leeyihiin Wadamada Ciidamada ciidamada iyo Booliska ka joogaan Soomaaliya…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay Muqdisho ka socday qabanqaabada shirka Berri ee la filayo inay Madaxda maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka…
Midowga Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa soo caawa saqdii dhexe soo saaray qoraal uu ku caddeeyay in…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn Caawa laga dareemayo Garoonka iyo xarumaha…
