Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) ayaa farriin adag u diray madaxweynaha xilkiis dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi yaab leh u diray xilligan Musharixiinta Mucaaradka oo ay ka…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa cod u qaaday muddo kororsiga ay ku dhawaaqeen Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka iyo madaxweynihii xilka…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa gashay jaha-wareer siyaasadeed oo mid amni u xuub siibanaya, kadib markii madaxweynaha xilkiisu dhammaaday u kororsaday…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer siiyey Telefishanka Shabeelle ee Muqdisho, isagoo ka hadlay arrimo…
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen Madaxweyneyaashii hore ee hoggaamiya Mucaaradka Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed…
Jawiga caasimadda Muqdisho ayaa mar kaliya xalay galay xaalad milateri iyo xiisad, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay qaar ka…
Kadib muddo kororsigii uu 12- April 2021 ku dhaqaaqay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday waxaa si adag uga hor yimid beesha caalamka…
Siyaasiyiinta iyo xildhibaano ay isu dhow yihiin Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa fariimo culus sooo saaray,…
Beesha Caalamka ayaa wadajir u soo saaray Qoraal ay muddo kororsiga Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey xaaladda dalku galay iyo waxa ka…
Waxaa xaalad isbedel ah gashay caasimadda Muqdisho, kadib markii aqalka hoose ee Baarlamaanka uu muddo kororsi u sameeyay madaxweynaha xilligiisu…
Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Galmudug ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib markii…
Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go’aankii Aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta ugu sameeyeen Maxamed Cabdulahi…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu is saxiixay muddo kordhin laba sano ah oo uu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda.
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo xil kororsi 2 sano ku jooga Villa Somalia ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo ka…
Midowga Yurub ayaa si kulul uga hor yimid muddo kordhinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku dhaqaaqay, iyagoo ku tilmamay mid…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4 daqiiqo kadib soo saaray qoraal uu kusoo dhaweeyey muddo kordhinta uu…
Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen goor dhoweyd uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
