Waxaa dhisme lagu bilaabay Dhul caan ah oo Dan guud ahaa magaalada Muqdisho, kasoo uu si musuqmaasuq ah iibsaday maamulka Gobolka…
Browsing: G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa dib u soo nooleeyay wareegto laga soo saaray Xafiisak madaxweynaha Soomaaliya intii…
Hay’adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo…
Kadib roob ku dhowaad muddo 10 saacadood ah maanta iyo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa baraha bulshada buuxiyey…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo kordhiyey xilal la sheegay inay noqonayaan agaasimeyaal kuwaasoo u shaqeynaya sida gacan-yareyaal ay leyihiin…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya isku shaandheyn lagu sameeyay agaasimayaasha Dowladda Hoose ee Muqdisho…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yaiisow) oo dadaal ugu jira inuu xilkiisa difaacdo ayaa taageero ka raasaday odayaasha dhaqanka…
Waxaan qormadan ku eegeynaa wada-shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir ee la magacaabay 21-kii Janaayo oo uu guddoomiyaha u yahay C/raxmaan Cumar…
21-kii Janaayo 2018 waxaa xilka guddoomiyaha G/Banaadir loo magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo markaas ahaa Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya,…
1-da Bishan May 2018 waxaa ku dhammaaday 100 maalmood oo uu xilka hayey guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna wasiirkii hore ee…
Wararka laga helayo ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay bilaabeen mooshin loogu yeerayo inuu…
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa raaligelin ka bixiyey weerar afka ah oo uu ku qaaday xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa cagta saaray jidkii geyn lahaa halkii ay ku dhammaatay guddoomiyenimadii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Caawa baaqatay casho sharaf loo sameyn lahaa xulka da’yarta Soomaalida ee kaalinta…
Mid ka mida wiilshada xulka da’yarta K/cagta Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka laga faafiyey kooxda oo ku saabsanaa in si…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa ka hadlay fadeexad ka dhalatay ciyaaryahannada da’yarta xulka K/cagta Soomaaliya oo markii…
aamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan ay ka yeesheen xaalada Gobolka Hiiraan iyo fatahaadda ku dhufatay magaalada Beledweyne waxay saaciyeen inay…
Kadib lix bilood Qarixii weynaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho Oktoobar 2017 ayaa nolosha magaalada ay si tartiib ah caadi…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dib u bilaabanyo Canshuur ururinta Guryaha ki yaalla degmooyinka G/banaadir oo la bilaabay,…
Telefishanka RTN ee xaruntiisu tahay magaalada Nairobi ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho iyo xilligan…
