Guddoomiyihii magaalada Cadan ee Koofurta Yemen Jacfar Sacad iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa ayaa lagu dilay qarax ka dhashay gaari…
Browsing: Qarax
Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Wariyeyaasha Raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho iyo telefishanka SNTV oo maanta ku…
Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Wariyeyaasha Raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho iyo telefishanka SNTV ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada…
Qasaaraha weerarka saaka aroortii lagu qaaday Hotelka Saxafi ayaa sii kordhaya iyadoo aan weli la soo afjarin weerarkaasi. Saraakiil, xildhibaano…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xaalada hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho kadib markii ay saaka weerar qorsheysan ku…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaas…
War hadda nagasoo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay gudaha xerada Shiirkole ee magaalada Kismaayo…
Qarax nooca lagu xiro gawaarida gaari goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Buundada Ansalooti ee kala qeybisa degmooyinka Xamar…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay ka dhacay halkaasi, iyadoo saraakiisha ciidamada…
Qarax xoogan ayaa goor dhow laga maqlay qaar kamida degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan…
Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in nin ka tirsan ururka Al-shabaab oo isku soo xiray waxyaabaha Qarxa uu iskiis…
Xildhibaan C/llaahi Xuseen Maxamud ayaa ku dhintay rasaas lagu furay iyo qaraxyo lala beegsaday gaari uu saarnaa oo oo marayay…
Qarax iyo rasaas ayaa ka dhacday goor dhoweyd oo ku beegan maqribnimadii markii afurka loo fariistay Hotelka Weheliye ee magaalada…
Qarax xoogan oo la filayo inuu is miidaamin yahay ayna dad badan ku dhinteen ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka…
Qarax xoogan oo la filayo inuu is miidaamin yahay ayna dad badan ku dhinteen ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka…
Weerarkii saaka aroortii kooxda Alshabaab ka fuliyeen degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin kasoo baxday iyadoo la dilay dhammaan saddex ruux…
Waxaa goor dhoweyd qarax lala beegsaday Baar yar oo ku yaala ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho laguna magacaabo…
Waxaa saaka qarax xoogan ka dhacay afaafka hore ee xarunta Hay’addaha Qaramada Midoobay (UN-ka) ee magaalada Garowe ee xarunta Puntland,…
Warar hordhac ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo xarakada Alshabaab ku qaadeen galabta Hotelka caanka ah ee Maka…
