Browsing: Xog cusub
12 Musharax oo ka mida musharixiina u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacaya iney ka qeyb noqdaan Doorashada 2020/2021, taasoo…
Khilaaf ayaa hareeyay cidda magacaabeysa Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi, iyadoo uu taagan yahay…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelle ayaa wada qorshe soo dib dhacay, kaasoo…
Maxaa ka socda Hirshabeelle..? waa su’aal dad badan is weydiinayaan xilli lagu dhawaaqay liiska xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaasi oo…
Machadka Hiraal ee Muqdisho ayaa faafiyey warbixin ku saabnsan sida Alshabaab ugu dhex milantay qeybaha bulshada iyo dowladda Soomaaliya, uguna…
C/llaahi Goodax Barre – Wasiirkii hore ee Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya- wuxuu ka mid noqday wasiirada xilalkooda waayey ee sida weyn…
Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta…
Musuqmaasuq lacago Malaayiin Doolar ah lagu lunsaday ayaa ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, iyadoo dhaqaale loogu deeqay horumarinta caafimaadka…
Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa xilalkoodii ku waayey 12 wasiir…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin oo…
Khilaaf ka taagan dhismaha Golaha Wasiirada ayaa hareeyay Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo la isku heysto xubno cusub oo kusoo biiraya Golaha…
Jawi cusub oo aan hore u soo marin ayuu galay xafiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kadib markii uu xilka iska casllay…
Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in Alshabaab ay dahqaale badan ka sameyso…
Madaxweyihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa saaka bartiisa Facebook kusoo qoray in lacah baad lagu weydiistay Xafiiska Ra’iisal…
Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo weyn oo ka imaaneysay…
Yuu u xiran yahay Taliyii Ciidamada Kumaandooska Danab..? (Kaalinta Madaxweyne Farmaajo ku leeyahay)
Taliyihii ciidamada kumaandoosta Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa shaqadii laga joojiyey muddo bil ku dhowaad ahna laga joojiyey wax…
20 maalmood ayaa laga joogaa markii loo xilka Ra’iisal wasaaraha lo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxameed Xuseen Rooble,…
