Browsing: Xog cusub
Waxaa soo baxaya qorsha uu wado maamulka Puntland oo ku saabsan inay ku dhawaaqo ‘GOONI-ISU-TAAG’ nooc cusub ah oo ay…
Kooxda Ahlusuna ayaa shuruud ka dhigtay heshiiskii ugu danbeeyay ee ay la gashay Xukuumadda Soomaaliya inuu Mareykanku damaanadqaade ka noqdo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaalida ee NISA ayaa caawa shaacisay xog ku saabsan khilaaf soo kala dhex galay xubnaha Sare…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)…
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Faarax Wehliye wuxuu isu sharxay xilka Madaxweynaha Galmudug, isagoo iska casilay…
Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan…
Agaasimihii guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka ayaa xilka iska casilay, isagoo sheegay in Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka…
Hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa la yimid dalab cusub oo ku saabsan in xil sare laga…
Shan xildhibaan oo ka mida Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaweyne ku xigeenka Galmudug ayaa ka hor yimid guddiga intiisa kale…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa wareysi uu xalay bixiyey ku qirtay inuu qeyb ku lahaa kiiskii…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa qirtay inay khalad ahayd dhiibistii C/kariin Qalbi-dhagax.
Hooyo lagu magacaabo Amran Maxamed Cusmaan ayaa 16-kii bishan Janaayo 2020 soo jeedisay cabasho ku saabsan gabadh ay dhashay oo…
Waxaa soo baxday tuhun ku saabsan inay Alshabaab ku lug yeelatay maamulka Ganacsatada Gobolka Banaadir, iyadoo soo magacawday Guddoomiyaha Rugta…
Warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidamadda Kumaandooska ee Xoogga Dalka howlgal qorsheeysan oo ay ka sameeyeen Degmada Walanweyn ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib u dhac weyn kala kulmay qorshe doorasho oo uu watay, kadib markii ay…
Wararka laga helayo dalka Malaysia ayaa sheegaya in Booliska magaalada Kualalumpur ay ka dalbadeen siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu joojiyo…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta tegay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, isagoo halkaasi kulan kula yeeshay…
Siyaasiga Soomaalida reer Kenya Faarax Macalin Dawaare oo hore u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi ayaa kashifay ujeedadda…
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu dagaal culus maanta ku dhex…
