Browsing: Xog cusub
Muranka ka taagan magacaabidda Golaha Wasiirada cusub oo ka sii daraya ayaa gaaray beelaha Digil & Mirifle kadib markii Guddoomiyaha…
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay saxaafaddu hadal heysay shirka wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD ee berito oo ku beegan 10-ka Janaayo…
Waxaa cirka isku sii shareeraya cakirnaanta ka taagan magacaabidda xubnah Golaha wasiirada iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wacad ku maray…
Sii-haya wasiirka Maaliyadda xukuumadii kalsoonida weyday Xuseen Cabdi Xalane ayaa noqday caqabada ugu weyn ee ay isku mari la’ yihiin…
Fadeexadii ugu darneyd noloshiisa siyaasadeed ayaa maanta qabsatay Sii-hayaha wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre kadib markii maanta…
Madaxweynaha dowladda Fedeeraalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan la fileyn oo lidi ku ah balanqaadkiisii ahaa inuu la diriri…
Magacaabidda Golaha wasiirada cusub ee Xukuumada uu guddoomin doono Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib u sii dhaceysa iyadoo madaxweynaha…
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inuu jagada wasiirka…
Mid ka mida saaxiibadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud si cad loo xaqiijiyay in loo diiday ka mid noqoshada Golaha wasiirada…
Deeq gaareysa 400 tan oo ka kooban dawo iyo qalab ayaa qeybtii ugu horeysay dhowaan soo gaartay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana…
Saddexda nin ee Guddoonka u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go’aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg…
Wararka laga helayo xafiisyada madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu cirka isku shareeray loolanka ka dhex taagan…
Xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Dir iyo Daarood ayaa qoraal xambaarsan digniin culus u kala diraya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dowladda KMG ah Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa la xaqiijiyay inuu laalay liiskii xubnaha Golaha wasiirada…
Shirar is daba joog ah ayaa ka socda xafiisyada madaxtooyada, Ra’iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo ay socdaan dadaallo lagu…
Qorshe lagu doonayay in mushaar hal bil ah looga leexsado kumnaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed ah oo ku sugan magaalada Muqdisho…
Wadani.com ayaa heshay liiska Golaha Wasiirada ee uu diyaariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo loo gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid…
Zakariye Ismaaciil Xersi oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Alshabaab dhowaana lagu qabtay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo isagoo doonaya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib socdaal laba maalmood ah…
