Browsing: Xog cusub
Warar hordhac ah oo laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wasaarad muhiim ah oo ka mid ahayd xukuumadihii ugu…
Jaamacadda Carabta ayaa shaaca ka qaaday inay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay gacanta ka saartay Jeeg ay ku qoran…
Qorshe nooc cusub ah ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo lagu soo xulayo xubnaha ka mid noqonaya Golaha wasiirada xukuumada…
Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke waxaa mar labaad loo magacaabay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya 17kii Bishan Disember 2014, waxaana ra’iisal wasaarihii…
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadiisa kalsoonida weysay C/weli Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaaraha cusub…
Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa taageero muhiim ah ka helay isbaheysi ay leeyihiin xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaarihii ka…
Xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed isbaheysigooda ayaa shuruudo adag ku xiray Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Cumar C/rashiid Cali…
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta hortegay kulanka Baarlamaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ammaanka u jeediyay…
Sii-hayaha Wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo loo waday in loo magacaabo jagada Ra’iisal wasaaraha balse xilliyadii ugu danbeeyay laga…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku dhaqaaqay talaabo uu ku jebiyay dastuurka Federaalka, Xeerka dhismaha…
Faarax Sheekh C/qaadir oo ah saaxiibka ugu weyn ee madaxweyne Xasan Sheekh, soona qabtay xilalka wasiirada Garsoorka iyo Dastuurka ayaa…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta beri ah ee Khamiista ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka…
Waxaa (Talaada, Sept 21, 2010) Xarunta Madaxtooyada isku casiley Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke kadib markii uu si rasmi…
Musharaxa lagu wado in loo magacaabo jagada Ra’iisal wasaare cusub ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo kala gaara la leh…
Magacaabidda jagada Ra’iisal wasaaraha iyo dadaalka loogu jiro xilalka wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha waxaa barbar socda dadaallo…
Golaha wasiirada xilka sii haya ayaa la xaqiijiyay in xubno ka mida oo taageeray Ra’iisal wasaarihii kalsoonida waayay C/weli Sheekh…
[alert color=”DF0101″]Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)[/alert] Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya…
Qaar ka mida saaxiibadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee kala shaqeeyay mooshinkii lagu riday Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa…
[alert color=”DF0101″]Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)[/alert] Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya…
