Browsing: Xog cusub
Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan fadeexado isugu jira ku takrifal awood iyo musuqmaasuq kadib baaritaan hanti dhowrka guud ee…
Isbedel kale ayaa ku yimid shaqsiga loo magacaabayo jagada ra’iisal wasaaraha oo muddooyinkii danbe uu safka hore ku jiray wasiirka…
Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa hor yimid Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Hanti dhowrka Guud…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya hortegay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu…
Toddobaad tashiyo aan kala go’ lahayn iyo kala xulasho shaqsiyaad ay soo diyaariyeen saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib ayaa…
Toddobaad tashiyo aan kala go’ lahayn iyo kala xulasho shaqsiyaad ay soo diyaariyeen saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib ayaa…
Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Md. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa dhowaan socdaal ku tegay magaalada Nariobi ee dalka Kenya, isagoo madaxweynaha…
Saddex ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumadda kalsoonida ka weysay Baarlamaanka oo ahaa kuwii taageersanaa madaxweyne Xasan Sheekh Axmed, kana mid…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee xilka sii haya ee dhowaan Baarlamaanka kalsoonida kala laabteen xukuumadiisa C/weli Sheekh Axmed ayaa soo…
Iyadoo ay sii socoto loolanka loogu jiro cidda loo magacaabayo ra;iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa dib u dhac soo…
Dhowaan waxaa awood aan hore loo arag la soo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo xilkiisa…
Kulan waqti dheer qaatay oo xalay xarunta madaxtooyada ku dhex maray xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Kulan xasaasi ah ayaa caawa xarunta madaxtooyada Soomaaliya uga socda madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddi ka…
Isbaheysi loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Isbaheysigan waxaa ku bahoobay xildhibaanno gaaraya 100 oo…
Qaar ka mida Golaha wasiirada ee sii haya xilka ayaa la sheegay inay ku socdaan baaritaano ka horeeyay xiisadii siyaasadeed…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan sidii uu u soo magacaabi lahaa Ra’iisal wasaarihii saddexaad…
Tan iyo kalsooni kala noqoshadii xukuumadda C/weli Sheekh Axmed oo ku beegneyd 6-da Bishan Disembar waxaa soo if baxayay warar…
Shaqaalaha xafiiska madaxtooyada ayaa markii horeysay ay u suuragashay inay ka awood badiyaan xubanaha golaha wasiirada ee xilka sii haya…
Qaar ka mida wasiirada xukuumadii C/weli Sheekh Axmed ee baarlamaanka Soomaaliya kalsoonida kala noqday ayaa u xayirmay wareegtadii uu soo…
