Browsing: Xog cusub
Xeer ilaaliyaha Qaranka Md. Axmed Cali Daahir ayaa soo saaray wareegto culus oo uu ku amray in xubnaha golaha wasiirada…
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay codeyntii mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed oo muddo bil ka badan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Xasan Xuseen Mungaab ayaa markale si weyn uga soo dhex muuqday ololaha mooshinka lagu doonayo in…
Waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho olole xoogan oo dhinacyada isaga horjeeda mooshinka la filayo in maanta laga yeesho doodii…
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood ka yeeshay maanta mooshinka cusub ee laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, iyadoo doodo la…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto uu ku joojiyay in wax kala bedel, xil ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo mooshin ka yaallo Baarlamaanka lana filayo in dooda mooshinka ay berito bilaabato…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hortegaya Baarlamanka si uu isaga difaaco mooshinka laga keenay, isla markaana mowqifkiisa uga hor caddeeyo…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta duco ku furay shirkii Baarlamaanka kadib muddo bil ka badan oo tiro ka saddex jeer…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si cad ugu sheegay taageerayaashiisa inuu ku qanco codka kalsoonida iyo Baarlamaanka kadib herdan dheer…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa door weyn ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday qaar ka mida madaxda dalalka Geeska Afrika ee saameynta ku…
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya, ahna saaxiib si weyn ugu dhow C/kariin Xuseen Guuleed ayaa safar degeg ah ku tegay dalka Turkiga…
Iyadoo uu marxalad cusub galay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha ee horyaala Baarlamaanka, kadib heshiis laga gaaray mooshinka in si caadi…
Dowladda Mareykanka ayaa joojisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya sida ay Wadani.com ka heshay ilo…
Kulankii Baarlamaanka ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo maalinta Talaadada 2-da Bisha December 2014 kadib dood iyo kulamo is daba joog ah oo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheek Cusmaan ayaa si cad u sheegay inuu mooshinka looga soo horjeedo Ra’iisal wasaaraha uu…
Kulan shalay galabnimadii ilaa xalay dhex maray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulan looga hadlayo is-mari waaga ka taagan mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda…
Taliyihii ciidamada ilaalada Baarlamaanka ee booliska ayaa xilkii laga xayuubiyay iyadoo loo magacaabay taliye cusub xili xaalad kacsan oo xasaasi…
