Browsing: Xukuumadda
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan oo la filayo inuu maalinta Jimcaha ee beri yimaado Muqdisho ayaa si…
Golaha wasiirada ee xilka sii haya ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan bil maanta ku shiraya xarunta xukuumadda kadib…
Iyadoo magaalada Muqdisho looga diyaar garoobayo booqashada taariikhiga ah ee madaxweynaha Turkiga ku imaan doono caasimada Jimcaha ayaa qormadan waxaan…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa la yimid qorshe cusub oo uu doonayo inuu ku soo dhiso Golaha wasiirada xukuumadda…
Isbaheysiga Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen galabta kusoo dhoweeyay go’aankii uu Ra’iisal wasaare dib ula laabtay…
Golaha Baarlamaanka ayaa maanta ka shiray qoraal uu soo gaarsiiyay Ra’iisal wasaare CumarC/rashiid kaasoo lagu kala diray xukuumadii uu dhowaan…
Waxaan halkan akhristayaasheena idinku soo gudbineynaa Warqadii qoraalkii ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku kala diray xukuumadii cusbeyd ee uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay xarunta guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay xarunta guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa caawa maqribkii shir degdeg ah xarunta Villa Hargeysa ee fadhiga guddoonka Baarlamaanka kula…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa shaaca ka qaaday inuu kala dirayo xukuumadiisa muranka ka taagnaa ee la filayay in berito…
Wadani.com waxay halkan idinku soo gudbineysaa sida Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya loo magacaabay iyo sida ay mas’uuliyiinta kala duwan…
Shir gaar ah oo shalay yeesheen Golaha wasiirada cusub ee la magacaabay oo uu guddoominayay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay dood ku saabsan in codka kalsoonida loo qaado waqtiga xukuumada al hor geynayo baarlamaanka taasoo codsi ka…
DEGDEG: Ra’iisal wasaaraha oo codsaday in dib loo dhigo waqtiga xukuumadiisa la geynayo Baarlamaanka
Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta qoraal uu soo gaarsiiyay guddoonka Baarlamaanka ku codsaday in xilliga uu…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xilliga Baarlamaanka la hor keenayo Xukuumada Cumar C/rashiid Cali soo dhisay 11-kii bishan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda uu magacaabay muranka badani ka taagan yahay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay taageerayaan madaxweynaha iyo kooxdiisa…
Wafdi ka socda dowladda Mareykanka oo socdaal ku yimid Muqdisho maanta ayaa kulamo kala gaara kula yeeshay Garoonka diyaaradaha Muqdisho…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa dhowaan ku dooday in xukuumadiisa ay ku mideysan yihiin labadii dhinac ee isaga horjeeday siyaasadda…
Warbaahinta Wadani.com ayaa idin soo gubineysa liiska xubnaha cusub ee Golaha wasiirada R’iisal wasaare Cumar C/rashiid soo magacaabay, waxaana baaritaan…
