Browsing: Banaadir
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Deyniile ayaa u dhintay qarax dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Lacagtii shalay Booliska Soomaaliya shaaciyen in lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas ku fureen gaari uu la socday taliyihii hore…
Waxaa magaalada Muqdisho Caawa ka socda bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xilhibaano ku heyb ah taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa la kulmay weerar culus iyo ceebeyn…
Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) ayaa farriin adag u diray madaxweynaha xilkiis dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka…
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq Cumar Xasan ayaa taageero hor leh ka helay mas’uuliyiin, saraakiil iyo…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa gashay jaha-wareer siyaasadeed oo mid amni u xuub siibanaya, kadib markii madaxweynaha xilkiisu dhammaaday u kororsaday…
Xukuumdda xilgaarsiinta ayaa War kasoo saartay xaaladda cakiran ee ka taagan Xaafadda Shiirkole, degmada Hodon ee magalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay caawa jirto xaalad kacsan, balse ay degan tahay, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo…
Xaalad ciidan iyo dhaqdhaqaaq milateri ayey mar kale caawa gashay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda lagu arkay qeybo badan…
Isbedello waaweyn ayaa ku socda saraakiisha ciidamada kala duwan ee dowladda, wixii ka danbeeyay 12 Apil 2021 oo madaxweynihii xilligiisu…
XOG: Sidee looga baaqsaday Weerarkii loo qorsheeyay Jen. Saadaq Joon iyo Dagaal ka dhaca Muqdisho..?
Jawiga caasimadda Muqdisho ayaa mar kaliya xalay galay xaalad milateri iyo xiisad, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay qaar ka…
Siyaasiyiinta iyo xildhibaano ay isu dhow yihiin Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa fariimo culus sooo saaray,…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo qeybo ka mida magaalada.
Waxaa xaalad isbedel ah gashay caasimadda Muqdisho, kadib markii aqalka hoose ee Baarlamaanka uu muddo kororsi u sameeyay madaxweynaha xilligiisu…
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in sarkaal ka trisan ciidamada Booliska goor dhoweyd toogasho lagu dilay.
Guddi Baaritaan ku sameeyay dilkii Guddoomiyihii Degmada Hodon marxuu C/xakiin Dhegajuun ayaa lagu ogaaday in dilkiisa uu ahaa ulakac si…
