Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta shirkoodii sii watay markii uu is casilay guddoomiyahoodii saaka, waxaan kulankooda shirk guddoominayay Gudoominayey Cabdixamiid…
Browsing: Mooshin
105 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa mooshin xil ka qaadis ah u diyaariyay madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta, iyagoo…
Waxaa hadda shir uga socdaa magaalada Muqdish wasiiro iyo xildhibaano taageersan madaxweynaha Soomaaliya oo kulan weyn soo qabanqaabiyay kaasoo lid…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay qorshe uu ku mashquulinayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war-saxaafadeed uu soo caawa uga hadlay arrimo aan laga fileyn xilli uu mooshin ka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrimo ka baxsan maamulkiisa oo quseeya dowladda…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshino iyo u yeeris xukuumad ka keenay laba arrimood oo muddooyinkii ugu danbeebay kasoo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay Garowe kadib markii uu socdaal qaatay aba toddobaad…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa la filaya inuu maalinta beri ah hortago Baarlamaanka Soomaaliya oo fadhi ka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaasoo la filayo in…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ku shaaciyay inay mooshin ka gudbiyeen…
Iyadoo shalay uun ahayd markii uu madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya taageeray, soona dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Jubba ee muranku ka taagan…
Xubno u badan wasiiro hore oo dib ugu soo laaban waayay xukuumada cusub ayaa wada olole ay ku doonayaan in la…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa door weyn ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheek Cusmaan ayaa si cad u sheegay inuu mooshinka looga soo horjeedo Ra’iisal wasaaraha uu…
[alert color=”D71B1B”]QORSHE AWOOD LAGU MEEL MARINAYO MOOSHINKA LAGA KEENAY RA’IISAL WASAARAHA[/alert] Wadani.com ayaa ka war heshay qorshe qarsoodi ah oo…
Qaar kamida xildhibaanadii saxiixay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisal wasaaraha ee khilaafka weyn ka dhex dhaliyay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la…
Taageerayaasha Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inay wadaan dadaalkoodii ugu danbeeyay sidii ay uga hortegi lahaayen mooshinka laga keenay Ra’iisal…
Waxaan akhristayaasha sharafta leh halkan idinku soo gudbineynaa qodobadii ay qaar kamida xildhibaanada ku soo eedeeyeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaaliya…
